Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Xaafadda Daarusalaam ee Muqdisho oo si weyn looga ciiday (SAWIRRO)

Iyadoo maanta geyiga Soomaalida laga ciidayo maalinta 1aad ee Ciidul Adxa ayaa munaasabadeeda laga dareemay xaafadda Daarusalaam ee Magaalada Muqdisho. Boqolaal ka mid ah dadka...

A/Madoobe oo hambalyada munaasabada Ciidda Carafo u diray Ummadda Soomaaliyeed

Madaxweynaha dowlad goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa guud ahaan shacabka reer Jubbaland, Ummada Soomaaliyeey iyo Muslimiinta Caalamka ugu hambalyeeyay maalmaha barakaysan ee...

QM oo hambalyada Ciidul Adxa u dirtay Ummadda Soomaaliyeed

War saxaafadeed ka soo baxay Xafiiska Wakiilka Gaarka ah ee Xoghayaha Guud ee Qaramada Midoobay u qaabilsan Soomaaliya Danjire James Swan ayaa hambalyo ku...

Rooble oo shacabka Soomaaliyeed ugu hambalyeeyey munaasabadda ciidul Adxa

Ra’iisul Wasaaraha Xukumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa  Shacabka Soomaaliyeed ugu Hambalyeeyay munaasabadd Ciidul Adxa oo berri ku beegan. “Dhamaan shacuubta Islaamka, gaar...

Farmaajo oo ugu hambalyeeyay shacabka Soomaaliyeed Ciidda Carafo

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa hambalyo ku aaddan Ciidda Carafo u diray Shacabka Soomaaliyeed iyo Muslimiinta Caalamka ee u dabbaal-degaya...

AMISOM and SNA officers conclude training on civil-military cooperation

Officers serving under the African Union Mission in Somalia, AMISOM, and the Somali National Army, SNA, have completed a five-day joint training to enhance...

Somali army kills militants in Jubaland

The Somali National Army (SNA) said Monday that its elite Danab forces killed 15 Shabab militants and injured several others in the country's southern...

Galmudug oo war kasoo saartay dagaallada ka socda gobolka Mudug

Warsaxaafadeed ka soo baxay wasaaradda amniga dowlad goboleedka Galmudug ayaa waxaa looga hadlay dagaallada weli ka socda gobolka Mudug ee bartamaha Soomaaliya. Qoraalka wasaaradda ayaa...

AMISOM oo tababar usoo xirtay saraakiil ka tirsan Xoogga dalka

Saraakiisha Howlgalka Midowga Afrika ee Soomaaliya, AMISOM iyo Ciidanka Xoogga Dalka ayaa loo soo gabagabeeyay tababar wada-jir ah oo soconayay muddo shan maalmood ah...

Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay gobolka Mudug

Warar dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal culus oo u dhexeeyey ciidamada Xoogga dalka, kuwa Galmudug oo isku dhinac ah iyo...

WARAR KALE

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Muqdisho  – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul...

UN humanitarian coordinator visits Las Anod amid worsening needs in Somalia

LAS ANOD, Somalia — George Conway, the deputy special representative of the UN Secretary-General for Somalia and humanitarian coordinator, arrived in Las Anod on...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Galgaduud – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud tababar...