Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

DF oo fasaxday dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed

Wasaaradda Shaqada iyo Arrimaha Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya  oo Ummadda Soomaaliyeed waxay ugu hambalyeenaysa munaasabadda Ciidul Adhxaa. Wasaaradda ayaa shaacisay in Dhamaan Shaqaalaha Dowladda iyo...

OGEYSIIS: DEEQDA WAXBARASHO EE HORMUUD TELECOM (HTSP)

                                               ...

Xubno ka tirsanaa Al-Shabaab oo howl-gal qorsheysan lagu dilay

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa howl-gal ay ciidamada Kumaandooska Danab saacadihii lasoo dhaafay ka fuliyeen qeybo ka mid ah gobolka Jubbada...

XF oo soo saartay digniin ku saabsan fulinta barnaamijyada Udxiyada

Wasaaradda Diinta iyo Awqaafta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa war qoraal ah ka soo saartay xoolaha lagu qallo xaafadaha xilliyada lagu guda jiro waajibaadka ciidul...

Wararkii ugu dambeeyey howl-gallada ka socda gobolka Mudug

Wararka laga helayo gobolka Mudug ayaa sheegaya in weli ciidamada Xoogga iyo kuwa Galmudug ay dhaq-dhaqaaqyo ka wadaan deegaano dhaca koonfurta gobolkaasi. Howl-gallan ayaa waxaa...

Kooxo hubeysan oo dil ka geystay magaalada Beledweyne

Wararka laga helayo gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in xalay kooxo hubeysan ay dil ka geysteen magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaas, kadibna ay goobta ka...

Ciidamada ammaanka oo howl-gallo ka sameeyey degmada Dayniile

Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa saacadihii la soo dhaafay howl-gallo ballaaran waxa ay ka sameeyeen xaafado ka tirsan degmada Dayniile ee gobolka Banaadir. Howl-gallada...

Somalia to iron out Gedo, Somaliland polls bumps

In spite of an agreement stating elections for Somaliland are to be held in Mogadishu, some analysts say the decision is far from fully...

Somalia’s army retakes key town from al-Shabab

Security forces retook a key town in Somalia's central Mudug region from al-Shabab terrorists on Sunday, officials said. "The Gorgor commandos of the national army...

Seychelles Supreme Court acquits 5 Somalis, citing no evidence of piracy

Five Somali nationals suspected of piracy were acquitted on Friday after the Seychelles Supreme Court found that there was not enough evidence to support...

WARAR KALE

Guddoomiyaha SoDMA oo la kulmay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul Insaanka Qaranka

Muqdisho  – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka Soomaaliyeed (SoDMA), Mudane Maxamuud Macallin Cabdulle, ayaa maanta xarunta dhexe ee Hay’adda ku qaabilay Guddoomiyaha Guddiga Xuquuqul...

UN humanitarian coordinator visits Las Anod amid worsening needs in Somalia

LAS ANOD, Somalia — George Conway, the deputy special representative of the UN Secretary-General for Somalia and humanitarian coordinator, arrived in Las Anod on...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo tababar u soo xiray cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Galgaduud – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa Dugsiga Xananbuure ee Gobolka Galgaduud tababar...