Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Warta Nabadda & Howlwadaag oo ku baratamay tartanka Shabelle

Degmooyinka Warta Nabadda iyo Howlwadaag ee gobolka Banaadir ayaa xalay ku baratamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle.

Madaxweyne Biixi oo war kasoo saarat colaadka ka taagan gobolka Sool

Madaxweynaha  Somaliland, Muuse Biixi Cabdi,  waxa uu  baaq nabadeed u diray beelaha walaalaha ah ee dirirtu ku dhex martay  Ceelka Dhabar-dalool ee...

Faah faahino ka soo baxaya dilka guddoomiyihii Xamarjajab

Guddoomiyihii Degmadda Xamarjajab, Maxamed Cabdi Xayle ayaa lagu dilay Weerar gaadmo ah, xilli uu sii galayay Gurigiisa oo ku yaalay Deegaanka Sarkuusta.

Daawo: Wareysiga madaxweynaha JF Soomaaliya uu siiyey Shabelle

Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) ayaa wareysi gaar ah oo soconayey saacad ka badan siiyey telefishinka caalamiga ah ee Shabelle,...

Maamulka Gaalkacyo oo raashin u qeybiyay qoysas qaba baahiyo gaar ah

Deeqdaan oo loogu tala galay in ay afur ka dhigtaan ayaa waxaa maamulka Degmada Gaalkacyo ee Galmudug uu maanta gaarsiiyay ilaa 70...

Puntland oo baaq nabadeed kasoo saartay colaadka ka taagan gobolka Sool

Maamulka Puntland ayaa baaq nabadeed ka soo saaray, colaad beeleed ka taagan degaanka Dhabar-dalool oo ka tirsan Gobolka Sool ee waqooyiga Soomaaliya.

Waa kuma Safiirka cusub ee Mareykanka u soo magacaabay Soomaaliya?

Madaxweynaha Mareykanka, Joe Biden, ayaa safiir cusub u soo magacaabay Soomaaliya, waxaana la badalay Donald Yamamoto oo Soomaaliya ka howlgalayay tan iyo...

Sawirro: Ciidamada Xoogga iyo AMISOM oo kawada hadlay xoojinta ammaanka

Shir labo maalmood uga socdey Taliska Ciidanka AMISOM iyo Taliska Ciidanka Xooga Dalka ayaa la isku afgartey oo ku soo gabagaboobey in...

AU, Somalia agree on security strategies

Senior leaders of the African Union Mission in Somalia (AMISOM) and the Somali National Army (SNA) have agreed on strategies for Somali...

Somalia condemns ‘threats’ from foreign allies

Somalia is accusing some of its foreign backers of undermining its sovereignty after the embattled government was threatened with sanctions over a...

WARAR KALE

Somalia Condemns Iran Attacks on Gulf States, Reaffirms Support

MOGADISHU — Somalia’s federal government has strongly condemned attacks carried out by Iran against Gulf Arab countries, describing them as a serious violation.   In a...

Midowga Afrika oo ammaanay dadaallada nabadeed ee Guinea, Liberia iyo Sierra Leone

Conakry, Guinea – Guddoomiyaha Guddiga Midowga Afrika, Maxamuud Yuusuf Cali, ayaa si weyn u ammaanay go’aanka ay gaareen dalalka Guinea, Liberia iyo Sierra Leone...

Masar oo wajahaysa koror weyn oo ku yimid kharashaadka tamarta sababo la xiriira xiisadda...

Qaahira, Masar – Hindise sharciyeedka soo dejinta tamarta ee Masar ayaa in ka badan laba jibaarmay tan iyo markii uu qarxay dagaalka Mareykanka iyo...