Markabka Qodista Shidaalka Soomaaliya Çağrı Bey oo Gaadhay Ceelka kowaad ee dalka
MUQDISHO - Soomaaliya ayaa si rasmi ah u gashay marxalad cusub oo dhanka tamarta ah kaddib markii markabka qodista shidaalka ee Çağrı Bey uu...
Congo oo Billowday Hub Ka Dhigis Ka Dhan ah Maleeshiyaad La Xiriira Xasuuqii Rwanda
Kisangani, DR Congo — Ciidamada Jamhuuriyadda Dimuqraadiga ah ee Congo (DR Congo) ayaa ku dhawaaqay inay si rasmi ah u bilaabeen qorshe hub ka...
Al-Shabaab oo Weerar Madaafiic Ah Ku Qaaday Garoonka Diyaaradaha Buurhakabo
Bay - Kooxda Al-Shabaab ayaa weerar madaafiic ah ku qaaday garoonka diyaaradaha ee degmada Buurhakabo, gobolka Bay, sida ay xaqiijiyeen ilo amni.
Weerarka ayaa dhacay...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Ka Qayb Galay Abaalmarinta “Daaci 2026
MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa ka qayb galay munaasabadda maamuuska iyo abaalmarinta barnaamijka “Daaci 2026”, oo lagu...
Madaxweynihii Koonfur Galbeed oo shaaciyay inuu iscasilay kadib xiisado ka dhacay Baydhabo
Baydhabo, Soomaaliya – Warar soo baxaya ayaa sheegaya in madaxweynihii dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya uu shaaciyay inuu iska casilay xilkii uu hayay, kadib...
Madaxweynaha Xasan Sheekh oo qaabilay safiirrada dowladaha caalamka u jooga dalka
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta Aqalka Madaxtooyada Qaranka ku qaabilay danjireyaasha iyo wakiillada hay’adaha caalamiga ah ee...
Ra’iisul Wasaaraha XFS oo magacaabay wasiir ku-xigeenno cusub
MUQDISHO - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre soo saaray wareegto uu kumagaacabayo Wasiir Ku xigeenno cusub oo ka mid...
Hogaamiyaha Maamulka Koonfur Galbeed oo ka digay in jawaab culus ay ka bixiyaan ciidamada...
BAYDHABO – Hoggaamiyaha maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya Cabdicasiis Laftagareen ayaa digniin culus u diray dowladda federaalka maanta oo Isniin ah, isaga oo wacad ku...
Ciidamada Dowladda iyo kuwa mucaaradka Koonfur Galbeed oo la wareegay gacan ku heynta Magaalada...
BAYDHABO, Soomaaliya - Ciidamada dowladda Federaalka Soomaaliya oo garab ka helaya kuwa Koonfur Galbeed “Badbaado” ayaa la wareegay inta badan xaafadaha iyo goobaha istiraatiijiga...
IGAD oo ku baaqday wada hadal iyo xakameyn lagu sameeyo xaaladda siyaasadeed ee Soomaaliya
Djibouti – Urur goboleedka IGAD ayaa si dhow ula socda dhaqdhaqaaqyada ka socda maamulka Koonfur Galbeed ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, maamul-goboleed muhiim ah oo...















