Ugu Yaraan 15 Qof Oo Ku Dhimatay Shil Gaari oo Ka Dhacay Magaalada Nyeri...
Kenya – Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhimatay kadib markii gaari xamuul ah uu isku dhacay gaari yar oo dadweyne ah bartamaha magaalada...
Dowladda Masar Oo Hoos U Dhigtay Isticmaalka Shidaalka
Qaahira – Dowladda Masar ayaa ku dhawaaqday tallaabooyin cusub oo lagu xakameynayo isticmaalka shidaalka iyo maaraynta kharashaadka, kadib kororka qiimaha tamarta ee ka dhashay...
Dowlada Soomaliya oo sheegay inay hawlgal ka dhan ah Al-Shabaab ka fuliyeen deegaanka Daynuuney
Muqdisho – Ciidanka Qalabka Sida ee Soomaaliya, oo ku guda jira hawlgallada ka dhanka ah kooxda Al-Shabaab, ayaa cagta mariyay jidgooyooyin ay maleeshiyaad ka...
Wasiirka Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo Muqdisho ka furtay kulan ku saabsan...
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Amb. Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa maanta magaalada Muqdisho ka furtay kulan hawleed...
Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda Soomaaliya oo heshiis la saxiixatay shirkadda Somali Ship Register...
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdulqaadir Maxamed Nuur, ayaa heshiis is-afgarad (MoU) la saxiixday Agaasimaha Shirkadda...
Cali Saciid Fiqi oo ka digay faragelinta diyaaradaha Turkiga ee ka dhanka ah ciidanka...
BAIDOA, Soomaaliya – Guddoomiyaha Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed, Dr. Cali Saciid Fiqi, ayaa walaac xooggan ka muujiyay wararka sheegaya in diyaaradaha aan duuliyaha...
Sarreeye Gaas Xaamud oo si rasmi ah ula wareegay xilka Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed
Muqdisho – Taliyaha cusub ee Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed, Sarreeye Gaas Maxamed Sheekh Xasan Xaamud, ayaa maanta si rasmi ah xilka ula wareegay, kadib markii...
Ciidanka Xoogga Dalka oo Al-Shabaab ku jabiyay dagaal ka dhacay Daynuunaay
Bay - Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa guul ka sheegtay dagaal culus oo ay la galeen kooxda Al-Shabaab, kaas oo ka dhacay agagaarka deegaanka...
Nabad Waarta & Dhaxalka Jiilka Soo Koraya- Nabadda waa dhaxalka aan uga tagno carruurteenna
Nabad Waarta & Dhaxalka Jiilka Soo Koraya- Nabadda waa dhaxalka aan uga tagno carruurteenna.
Halkan ka daawo:
Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka oo Bilowday Barnaamij Tababar oo ku Saabsan Amniga Saaybarka
Muqdisho, Soomaaliya – 29 Maarso 2026 — Maareeyaha Guud ee Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka, Mudane Mustafa Yaasiin Sheekh, ayaa daahfuray barnaamij tababar oo loogu talagalay...















