Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Baydhabo kulan kula qaatay sii-hayeyaasha wasiirrada Koonfur Galbeed
Baydhabo – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo, ayaa maanta...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaali oo Daah-furay Madasha Isku-duwidda Qaybta Beeraha
Muqdisho, Soomaaliya – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa daah-furay madasha isku-duwidda qaybta beeraha oo ay hirgelisay Wasaaradda Beeraha...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo Xariga ka Jaray Waddada Sheekh Cali Suufi
Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir iyo Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta xarigga ka jaray waddada Sheekh Cali Suufi...
Midowga Yurub oo Taageero Ku Muujiyay Xalinta Arrimaha Siyaasadda Soomaaliya
Muqdisho – Xafiiska Midowga Yurub ee Soomaaliya ayaa shaaca ka qaaday in Midowga Yurub uu mudnaan weyn siinayo taageerada Soomaaliya, gaar ahaan xalinta arrimaha...
Putin iyo Al-Sisi oo Ka Wadahadlay Xiisadda Bariga Dhexe
Moscow – Madaxweynaha Ruushka Vladimir Putin iyo dhiggiisa Masar Abdel Fattah al-Sisi ayaa khadka taleefoonka kaga wadahadlay xaaladda cakiran ee ka taagan Bariga Dhexe,...
NISA oo howlgallo ka fulisay Shabeellaha Hoose iyo Shabeellaha Dhexe
Muqdisho – Ciidanka Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaya saaxiibada caalamka, ayaa fuliyay howlgallo qorsheysan oo lagu burburiyay xarumo ay maleeshiyaadka Al-Shabaab...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo kulan Baydhabo kula qaatay saraakiisha Ciidamada Xoogga Dalka
Baydhabo – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan xasaasi ah xarunta Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur...
Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo Wafdi uu Hoggaaminayo oo Gaaray Magaalada Baydhabo
Baydhabo – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi isugu jira wasiiro iyo xildhibaano uu...
Kulankii ugu horreeyay ee Guddiga U Diyaargarowga Dhibaatooyinka Sugnaanta Cunnada oo lagu qabtay Xarunta...
Muqdisho – Waxaa maanta xarunta Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA) lagu qabtay kulankii ugu horreeyay ee Guddiga Wadajirka ah ee hagaya fulinta Qorshaha U...
Weerar Hubaysan oo Ka Dhacay Gobolka Artibonite ee Haiti oo Ugu Yaraan 70 oo...
Artibonite, Haiti — Ugu yaraan 70 qof ayaa lagu dilay 30 kalena waa lagu dhaawacay weerar ka dhacay meel u dhow Petite-Riviere, gobolka Artibonite,...















