Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

MW farmaajo oo daah furay hirgelinta guddiga 4-aad ee Af-Soomaaliga

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galay munaasabadda lagu howl-gelinayo Guddiga 4-aad ee Afsoomaaliga ayaa tilmaamay muhiimadda ay leedahay...

Midowga musharixiinta oo ka soo horjeestay habraaca doorashooyinka

Golaha midowga musharixiinta ayaa si weyn kaga horyimid habraacii doorashooyinka ee ay shalay ku heshiiyeen dowladda federaalka, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir. War-murtiyeed ka soo...

Axmed Karaash oo qaabilay wafdi ka socda Bangiga Adduunka

Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa qaabilay madaxa Bangiga adduunka ee Soomaaliya, Marwo Kristina Svensson iyo wefti ay hogaaminayso oo ka...

Faah faahino ka soo baxaya nin Soomaali ah oo lagu dilay London

Nin Soomaali ah ayaa gelinkii dambe ee shalay lagu dilay xaafadda Leyton ee bariga magaalada London ee dalka UK, oo Soomaali badan ay dagan...

PUNTLAND oo ka digtay roobab iyo dabaylo ku wajahan xeebaha gobolka Bari

Puntland ayaa soo saartay digniin culus oo ku aadan dabaylo iyo roobab xoog leh oo laga cabsi qabo inay 48 saac ee soo socda...

Maxkamadda ciidamada oo xukun ku ridday xubin ka tirsan Al-Shabaab

Cabdirisaaq Maxamed Cabdi Jimcaale ayaa loo haystaa ka mid ahaanshiyaha Al-Shabaab  iyo Daacish oo uu ka tirsanaa tan iyo 2008. Tababarkiisii ugu horreeyay waxa uu...

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda magaalada Beledweyne

Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in weli xaalad kacsanaan ah laga dareemayo qeybo ka mid ah magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi,...

Akhriso: Heshiiska laga gaaray habraaca doorashooyinka dalka

Golaha Wadatashiga Qaran ayaa war-murtiyeed kasoo saaray shir labadii maalmood ee lasoo uga socday magaalada Muqdisho, kaasi oo heshiis looga gaaray habraacyada doorashooyinka dalka. War-murtiyeedka...

Somalia launches COVID-19 vaccination exercise for civil servants

Somalia on Saturday launched the COVID-19 vaccination exercise for its civil servants. Announcing this, Minister of Labor and Social Affairs of the Federal Republic of Somalia, Abdiwahab...

Somali PM orders probe into killing of 7 civilians in southern region

Somali Prime Minister Mohamed Roble on Saturday ordered investigations into the deaths of seven civilians reportedly killed by the African Union troops during a...

WARAR KALE

Somalia Receives Credentials of New Omani Ambassador After Embassy Reopens in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s Minister of Foreign Affairs and International Cooperation, Abdisalam Abdi Ali, on Sunday received a copy of the credentials of Oman’s...

Minister of Defence and British Ambassador Discuss Strengthening Defence and Security Cooperation

MOGADISHU - The Minister of Defence of the Federal Government of Somalia, H.E. Ahmed Moallim Fiqi, met today with the British Ambassador to Somalia,...

Madasha Ganacsatada Soomaaliyeed ee GSEF2026 oo markii saddexaad lagu qabtay Nairobi

Nairobi, Kenya – Madasha Caalamiga ah ee Ganacsatada Soomaaliyeed, oo loo soo gaabiyo GSEF2026, ayaa markii saddexaad lagu qabtay magaalada Nairobi ee dalka Kenya,...