Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

AMISOM oo ciidamo gaar ah u diyaarisay amniga doorashooyinka

Taliyaha booliska AMISOM Augustine Magnus ayaa sheegay inay diyaariyeen ciidamo gaar ah oo suga amaanka goobaha doorashooyinka Soomaaliya oo Khamiistii ka billowday Kismaayo. AMISOM waxay sheegtay inay...

Qatar oo cambaareysay qaraxii shalay ka dhacay magaalada Kismaayo

War kasoo baxay wasaaradda arrimaha dibadda Qatar ayaa lagu cambaareeyay qaraxii shalay ka dhacay magaaladda Kismaayo, ee xarunta KMG Jubaland. Qatar ayaa sheegtay inay aad...

Kulan looga hadlayey amniga doorashooyinka oo ka dhacay Baydhabo

Guddiga Hirgellinta Doorashada Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta Shir looga Hadlayey sugidda amaanka Goobaha Doorashooyinka la qaatey Saraakiishada Ciidamada Loo xilsaarey Amniga Doorashooyinka  Booliska...

XF oo bulshada fartay in ay ka qeyb-qaataan ka hortagga Covid-19

Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Bulshada in ay ka taxaddaraan faafitaanka Corona Virus oo mar kale laga cabsi qabo wareegiisii saddexaad in uu...

Dab xoogan oo goordhow ka kacay warshad ku taalla Garoowe

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya dab goor dhow ka kacay dhismaha warshadda isbuunyada Tabaarak oo ku taalla magaalada Garoowe ee xarunta gobolka Nugaal. Dabka...

Faah faahino ka soo baxaya howl-gallada ka socda Kismaayo

Wararka naga soo gaaraya gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in weli ciidamada Jubbaland ay howl-gallo ka wadaan magaalada Kismaayo ee xarunta gobolkaasi. Howl-gallada ayaa daba...

Beesha caalamka oo war cusub kasoo saartay doorashooyinka Soomaaliya

Xubnaha beesha caalamka ayaa war cusub kasoo saaray doorashooyinka Soomaaliya, iyaga oo marka hore soo dhoweeyey hanaanka ay ku bilaabatay doorashada Golaha Aqalka Sare. Beesha...

Bomb hits bus carrying soccer team in Somalia

Several players are feared dead after a bomb struck a bus carrying a soccer team in Somalia on Friday afternoon. The bus was ripped through...

Qarax khasaare geystay oo ka dhacay magaalada Kismaayo

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax galabta ka dhacay gudaha magaallo xeebeedka Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose. Qaraxa...

Faah faahino kasoo baxaya khasaaraha dagaal ka dhacay gobolka Hiiraan

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dagaalo aad u qaraar oo ciidamada dowladda Soomaaliya iyo xoogaga Al-shabaab ku dhexmaray deegaano hoos yimaada degmada...

WARAR KALE

Farmaajo oo kulan la yeeshay Islaan Ciise Islaan Maxamed

Muqdisho – Madaxweynihii 9-aad ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kulan salaan iyo is-xogwaraysi ah la qaatay Islaan Ciise Islaan Maxamed, oo...

Dowladda Soomaaliya oo mucaaradka ugu baaqday gogol wadatashi qaran

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa casuumaad rasmi ah u fidiyay Xisbiga Nabad iyo Nolol, Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, Madasha Midnimo...

Somali President Hassan Sheikh Invites Opposition to National Talks on Federal Elections

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud has invited opposition parties and other political stakeholders to attend national consultations in Mogadishu from November...