Cumar Filish oo xarigga ka jaray xarunta Hooyada iyo Dhalaanka Dharkenley
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa maanta xariga ka jaray Xarunta Hooyada iyo Dhalaanka MCH Degmada...
Maxaa looga hadlay shirka golaha wasiirada ee Jubbaland?
Madaxweyne ku xageenka koobaad ee Jubbaland Mudane Maxamuud Sayid Adan, ayaa shir gudoomiyay shirka todobadlaha ah ee golaha wasiirada ee maamulkaasi.
Ugu horayn Shirka ayaa...
Wafdi ka socda Qaramada Midoobay oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
Waxaa goordhaw gaaray Magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug wafdi ka socda Qaramada Midoobe oo ay hoggaamineyso ku-xigeenka Ergeyga gaarka ah ee Xoghayaha-guud ee Qaramada...
Wasaaradda caafimaadka oo warbixin cusub kasoo saartay kiisaska Covid-19
Wasaaradda Caafimaadka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa warbixinta maalinlaha ah ee xogta Feyruska Karoona ku sheegtay in la diiwaan geliyay 64 xaalado cusub oo COVID-19 ah 24-kii saac...
Saciid Deni oo shaacinayo liiska musharraxiinta Golaha Aqalka Sare
Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni ayaa xalay kulamo ku saabsan arrimaha doorashada Aqalka Sare la yeeshay guddoonka iyo xildhibaannada baarlamanka Puntland.
Deni, ayaa la kulmay...
Xafiiska Rooble oo war kasoo saaray doorashada hoggaanka guddiga G/Waqooyi
War-saxaafadeed ka soo baxay xafiiska Wasiiru dowlaha xafiiska Ra’isul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu yiri, “Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha waxa uu adkeynayaa in doorashada...
Finance minster attends key meeting via ZOOM
Abdirahman Duale Bayle, Minister of Finance of the Federal Government of Somalia, attended the e-meeting of the Ministers of Finance of Africa, the World...
AMISOM supports a school in Gedo region to boost education in Somalia
The African Union Mission in Somalia (AMISOM) has handed over learning materials to the local administration and management of Gherille Primary School in Gedo...
Wasiir Bayle oo ka qayb-galay shirka wasiirada maaliyadda ee Afrika
Wasiirka wasaaradda maaliyadda xukuummada federaalka Soomaaliya Mudane Cabdiraxmaan Ducaale Bayle,ayaa ka qayb galay shirka Wasiiradda maaliyadda Afrika,Bangiga Aduunka iyo heya’adda IMF.
Shirka ayaa diirada laguy...
Guddiga doorashada Aqalka Sare Galmudug oo guddoon doortay
Xubnaha Guddiga doorashooyinka Aqalka Sare ee Dowlad goboleedka ee Galmudug ayaa waxa ay doorteen guddoonka golahaasi.
Guddiga ayaa guddoomiye udoortay xildhibaan Cabdiwahaab Maxamed Axmed, halka...














