Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Powered by Shabelle Media Network

Ganacsade Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika

Muwaadin Soomaali ah ayaa habeenkii xalay ahaa lagu dilay Xaafad Ka Tirsan Magaalada Cape Town ee South Africa, sida ay xaqiijiyeen qaar...

Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Feer feer

Wafdi wasiiro ka tirsan Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa gaaray deegaanka feer feer ee dhaca xadka Soomaaliya iyo itoobiya.

Warsheekh iyo Waaberi oo ku baratamay tartan aqooneedka Shabelle

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Warsheekh iyo Waaberi oo ka kala tirsan gobollada Shabeelaha...

Madaxweyne Farmaajo oo farriin u diray shaqaalaha Soomaaliyeed

Maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed waxaan hambalyo qiimo badan u dirayaa dhammaan shaqaalaha Soomaaliyeed iyo qoysaskooda meel kasta oo ay joogaan.

Ra’iisul wasaare Rooble oo Hambalyo u diray Shaqaalaha Soomaaliyeed

Ra’iisul Wasaaraha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa Hambalyo udiray Shaqaalaha Soomaaliyeed, maalinta Shaqaalaha Adduunka awgeed. Munaasabadda...

Wararkii ugu dambeeyey ee kulanka Golaha Shacabka Soomaaliya

Xildhibaannada golaha shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta oo Sabti ah kuna beegan 1-da bisha May yeelanaya kullan gaar ah oo uu...

Somali forces launch an offensive against Al-Shabaab

The Special Forces of the Somali National Army (SNA), known as Danab, have conducted n a planned operation in Jilib-Marka, Lower Shabelle...

A security meeting held in Bosaso, Puntland

Bari Regional Police Commander Hussein Ali Mohamud said he has today chaired a security meeting in Bossaso. The conference...

Dowladda Kenya oo dib u dhigtay go’aanka ay ku xireyso xeryaha qaxootiga

Dowladda Kenya ayaa shaacisay inay dib u dhigtay xiritaankii xeryaha qaxootiga ee Dadaab iyo Kakuma ee ay ku jiraan qaxooti ka yimid...

Ciidamada Danab oo howlgal qorsheysan ka fuliyey gobolka Sh/ Hoose

Ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee loo yaqaan Danab ee dowladda Soomaaliya ayaa war ka soo saaray hawlgal qorshaysan oo ay...

WARAR KALE

Wasiirka Qoyska oo Khudbad Ka Jeedisay Shirweynaha 9-aad ee Arrimaha Haweenka ee Pakistan

islamabad - Wasiirka Wasaaradda Qoyska iyo Horumarinta Xuquuqul Insaanka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, H.E. Danjire Khadiija Maxamed Al-Makhzoumi, ayaa khudbad muhiim ah ka jeedisay...

Soomaaliya oo Saddex Maalmood Hoos u Dhigtay Calanka Qaranka Geerida Amiirkii Hore ee Qatar...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday in muddo saddex maalmood ah hoos loo dhigay Calanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, kaddib geerida ku timid...

Somali Special Forces Kill Seven Al-Shabaab Fighters in Lower Shabelle Raid

MOGADISHU – Somalia's elite Danab special forces killed seven Al-Shabaab fighters, including a local commander, during a planned overnight operation in the Lower Shabelle...