Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Maxaa ka jira in Farmaajo iyo Uhuru ay ku kulmayaan magaalada Dooxa?

Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Cismaan Abuukar Dubbe ayaa beeniyay wararka sheegaya in Madaxweynayaasha Soomaaliya iyo Kenya...

Somalia slams Kabul attack

The Federal Government of Somalia condemns the terrorist bombings that killed innocent students in the Afghan capital Kabul. We...

How Kenya-Somalia relations were restored

Somalia restored diplomatic relations with Kenya on Thursday after five months following mediation by Qatar led by Emir Sheikh Tamim Al Thani.

UN warns of severe flooding in Somalia

The Food and Agriculture Organization (FAO) of the United Nations  on Saturday warned of the high risk of severe flooding in Somalia...

Madaxweyne Qoor Qoor oo dib ugu laabtay Dhuusamareeb + Sawirro

Madaxweynaha Dowalad Goboleedka  Galmudug Mudane Axmed Cabdi Kaariye Qoorqoor iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta dib ugu laabtay magaalada Dhusamareb ee Caasimadda...

Qaramada Midoobay oo digniin kasoo saartay xaaladda Soomaaliya

Hay’adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya ku soo wajahan, kaddib roobab...

DF Soomaaliya oo war kasoo saartay qaraxyo ka dhacay dalka Afgaanistaan

Dowladda Federaalka Soomaaliya waxa ay cambaaraynasaa qaraxyada argagixisada ee galaaftay ardayda aan waxba galabsan ee ka dhacay Caasimadda Kaabul ee Dalka Afgaanistaan.

Fanaanad Muno Xidigta oo ku geeriyootay Magaalada Muqdisho

Alle ha u naxariistii Fanaanad Muno Daahir (Muno Xidigta) ayaa maanta ku geeriyootay magaalada Muqdisho sida uu Radio Muqdisho u xaqiijiyey Abwaan...

QM oo ka digtay daadad maasheeya magaalooyinka Beledweyne iyo Jowhar

Hay'adda Cuntada iyo Beeraha Qaramada Midoobay ee FAO ayaa ka digtay halista daadad xoog leh oo Soomaliya ku soo wajahan, kaddib roobab...

Bargaan oo xalay u gudubtay wareega Finalka tartan aqooneedka Shabelle

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay deegaanka Bargaan iyo degmada Kaaraan oo ka kala tirsan...

WARAR KALE

Somalia launches national forum to boost agricultural investment and food security

MOGADISHU, Somalia — Prime Minister Hamza Abdi Barre on Tuesday launched the National Agriculture and Food Systems Investment Forum (NAFIS 2026) in Mogadishu, signaling...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay Wakiilka Gaarka ah ee Norway u qaabilsan...

Muqdisho  – Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Abdisalam Ali, ayaa maanta kulan laba geesood ah la...

Africa Gets First Continental Guide on Just Transition Reporting

The Federation of African Journalists (FAJ) has unveiled A Practical Guide to Reporting Just Transition in Africa, Africa's first continental guide dedicated to strengthening...