Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Degmada Xamar Jajab oo loo magacaabay guddoomiye cusub

Wareegto ka soo baxday xafiiska guddoomiyaha gobolka Banaadir mudane Cumar Maxamed Maxamuud ayaa Mucaawiye Axmed Muudey, loogu magacaabay guddoomiyaha cusub ee degmada...

Deeq la gaarsiiyay haween danyar ah oo isugu jira naafo iyo dad da’ ah

Hay’ada Hormuud Salaam Foundation ayaa deeq lacageed waxa ay gaarsiisay Haween dan yar ah iyo kuwa baahiyaha gaarka qaba oo ay ku...

Shangaani oo xalay guul ka gaartay dhiggeeda Marko

Degmooyinka Shangaani iyo Marko oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Sh/Hoose ayaa xalay ku loolamay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda...

Koox hubeysan oo dhaqtar caan ahaa ku dishay Muqdisho

Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa toogasho goordhow degmada Hodan loogu geystay Allaha u naxariistee Dr Xasan Cismaan Ciise (Buurane)...

Midowga Afrika oo maanta ka shiraya arrimaha Soomaaliya

Golaha Amniga iyo Nabadda ee Midowga Afrika ayaa maanta shir ka yeelanaya xaaladda siyaasadeed ee dalka ka dib codsigii madaxweynaha jamhuuriyadda Soomaaliya...

Madaxweynaha DF oo tacsi u diray shacabka iyo dawladda Chad

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federalka Soomaliya, Mudane Maxamed Cabdallaahi Farmaajo, ayaa kaga tacsiyeeyay shacabka iyo dawladda dalka Chad, geeridii Madaxweyne  Idriss Deby, oo u...

Al-Shabaab militants sentenced to death

The military court in Somalia's Puntland has sentenced eight Al-Shabaab members to death. The Court Martial and Serious Crimes...

Global charity warns of record displacements in Somalia amid drought

Somalia is bracing for record levels of displacement in 2021 due to severe drought which is ravaging parts of the country, leaving...

Vietnam concerned about recent developments in Somalia

Ambassador Dang Dinh Quy, Permanent Representative of Vietnam to the United Nations, on April 20 shared other countries’ concern over the recent...

Tiro hoobiyeyaal ah oo ku dhacay xaafado ku yaalla Muqdisho

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay tiro hoobiyeyaal ah oo duhurnimadii maanta ku dhacay xaafado ku yaalla agagaarka dhismaha...

WARAR KALE

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Hambalyo u Diray Guddoomiyaha Cusub ee Golaha Shacabka

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa hambalyo u diray Guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya,...

Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya oo Ansixiyay Qorshe-hawleedka Kalfadhiga 8-aad

MUQDISHO - Guddoomiyaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdi Xaashi Cabdullaahi, oo ay weheliyaan Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, iyo...

Abdulkadir Mohamed Nur elected Lower House speaker with 142 votes

MOGADISHU – Abdulkadir Mohamed Nur was elected speaker of Somalia’s House of the People on Monday, securing 142 votes in a parliamentary election held...