Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Marxalado noocee ah ayey soo martay Shabelle oo 19 jirsatay ?

MOGADISHU - Shabakadda Waraahinta Shabeelle ayaa maanta u dabaaldageysa 19-sano guuradii ka soo wareegatay markii la aas...

Sawirro: Saraakiil ciidan oo tababar loogu soo xiray magaalada Gaalkacyo

Tababarkaan oo soconayay muddo 12 maalmood ah isla markaana ahaa mid lagu baranayay habraaca ka hortagga danbiyada iyo baaristooda ayaa magaalada Gaalkacayo...

Madaxweynihii Hore ee Soomaaliya oo soo dhaweeyey heshiiskii xalay la gaaray

Madaxweynihii Hore ee Somalia Shariif Sh. Axmed “Waxaan soo dhaweynayaa heshiiska laga gaaray rabshadihii ka dhashay muddo kordhinta, anigoo codkayga ku biirinaya...

PM Roble welcomes demilitarization of capital Mogadishu

Somalia’s prime minister has welcomed an agreement to remove opposition and security forces from the capital Mogadishu after recent clashes between government...

Somalia, partners vow to expand vaccination coverage

Somalia’s Health Ministry and its partners have committed to improving vaccination coverage against COVID-19 and other vaccine-preventable diseases, according to a statement...

At least two people were killed near Kenya's eastern border with Somalia when the vehicle they were travelling in ran over an...

R/W Rooble iyo beesha caalamka oo shir ku leh magaalada Muqdisho + Sawirro

Ra’iisul Wasaaraha XFS oo furay shir ay ka qayb galayaan saaxiibbada Caalamiga ah ee Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble iyo Wakiilada Beesha Caalamka...

Qarax ka dhacay degmada Kaxda iyo wararkii ugu dambeeyey

Ugu yaraan saddex ruux ayaa ku dhintay, mid kalena dhaawac ayaa soo gaaray, kadib markii qarax lala beegsaday  gaari nooca raaxad ah...

Wabiga Shabelle oo fatahaad horleh ka sameeyey magaalada Jowhar

Qeybo ka mid ah Tuulooyinka hoosyimaada magaalada Jowhar ee caasimadda Maamulka Hirshabeelle, wax kasocda qul qulka dadka ka barkacay Fatahaad uu sameeyayWabiga...

Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay Beledweyne

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal u dhexeeyey labo maleeshiyo beeleed oo saaka ka dhacay gudaha magaalada Beledweyne...

WARAR KALE

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya oo Safar Shaqo ku tagayNairobi

Nairobi, Kenya - Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdiqaadir Maxamed Nuur Jaamac, ayaa safar shaqo ku yimid magaalada Nairobi ee dalka Kenya,...

Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Macdanta oo Ka Qaybgalay Kulan Looga Hadlay Qiimaha...

MUQDISHO - Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Batroolka iyo Khayraadka Macdanta ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xaashi Carabeey, ayaa ka qaybgalay kulan wadatashi dadweyne...

Golaha Wasiirrada Hirshabeelle oo Ansixiyey Miisaaniyadda Sanadka 2027-ka

Jowhar - Hoggaamiyaha Dowladda Hirshabeelle, Cali Cabdullaahi Xuseen (Cali Guudlaawe), ayaa shir-guddoomiyey kulanka Golaha Wasiirrada Dowladda Hirshabeelle, kaas oo looga hadlay arrimo muhiim u...