Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya oo gudbisay heshiisyo taariikhi ah + Sawirro

Dawladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay gudbisay toddobo heshiis oo caalami ah, kuwaasi oo ku aaddan xaquuqda Shaqaalaha. Munaasabad...

SARKAAL KA TIRSANAA AL-SHABAAB OO LAGU DILAY HOWL-GAL KA DHACAY SH/HOOSE

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka saacadihii u dambeeyey ka sameeyeen...

Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo ku geeriyooday Muqdisho – Sidee u dhacay dilkiisa?

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa goordhow isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo 63 jir ahaa, kaas...

WARAR KALE

Taliyaha Ururka 82-aad ee Guutada 8-aad oo Ciidanka Faray Diyaar-garowga Howlgallo ka Dhanka ah...

Shabeellaha Hoose – Taliyaha Ururka 82-aad ee Guutada 8-aad, Qaybta 60-aad ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Korneyl Faarax Maxamuud Hirsi, ayaa kulan guud la...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo Ka Qaybgalay Xuska Dadkii ku Dhintay Qaraxii Soobe

Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, Cabdulqaadir Maxamed Nuur (Jaamac), ayaa Isgoyska Soobe kaga qeybgalay munaasabad lagu xusayay dadkii Soomaaliyeed ee...

Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax-dhigay Xarunta Sayniska iyo Tiknoolojiyadda ee Jaamacadda SIMAD

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta dhagax-dhigay dhismaha xarunta cusub ee Sayniska iyo Tiknoolojiyadda ee Jaamacadda SIMAD, taas...