Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Warsheekh iyo Kaaraan oo u gudbay sama finalka tartan aqooneedka Shabelle

Waxaa xalay tartan aqooneedka faca weyn ee Shabakadda Warbaahinta Shabelle ku loolamay degmooyinka Kaaraan iyo Warsheekh oo ka kala tirsan gobollada Banaadir...

Sawirro: Duqa magaalada Muqdisho oo booqday qoysas uu saameeyay roobka

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa caawa booqday qoysaskii uu saameeyay Roobkii saacadihii lasoo...

Sawirro: R/wasaare Rooble oo si weyn loogu soo dhaweeyey dalka Sacuudiga

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa galabta gaaray magaalada Jeddah, isagoo ku sii jeeda magaalada barakeysan ee Makka, si...

Midowga Afrika oo Ergay gaar ah usoo magacaabay arrimaha Soomaaliya

Midowga Afrika ayaa Madaxwaynihii hore Jamhuuriyadda Ghana H.E John Dramani Mahama u soo magacaabay inuu noqday Ergayga Gaarka ah ee Soomaaliya.

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyeeyey geerida xildhibaan C/laahi Sheekh

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo dhammaan ummadda Soomaaliyeed ee uu...

Ra’iisul wasaare Rooble oo gaaray dalka Sacuudiga

Ra'iisul Wasaaraha Xukuumaddda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa maanta ka  ambabaxay Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee...

Ciidamada milatariga oo laga saarayo magaalada Muqdisho

Maanta ayaa la filayaa in ciidamada isku horfadhiyey magaalada Muqdisho ay dib ugu noqdaan xeryahoodii, kaddib markii shaley Ra’iisul Wasaare Maxamed Xuseen Rooble...

Maxay ka wada-hadleen R/W Rooble iyo safiirka Turkiga ee Soomaaliya?

Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay safiirka dowladda Turkiga ee dalka Soomaaliya Mahmet Yilmez.

Madaxweyne Farmaajo oo kulan la qaatay dhaqaatiirta la tacaalaya Covid-19

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan dhiirrigelin ah la qaatay qaar ka mid ah dhakhaatiirta iyo adeegayaasha caafimaad...

Qatar oo war ka soo saartay dib u soo noqoshada xiriirka Soomaaliya iyo Kenya

Amiirka dowladda Qatar Sheekh Tamim bin Hamad Al-Thani ayaa soo saaray qoraal uu ku soo dhaweynayo dib u soo celinta xiriirkii diblomaasiyadeed...

WARAR KALE

Soomaaliya iyo Turkiga oo ku heshiiyey xoojinta iskaashiga amniga, iyadoo la dhagax-dhigay xarunta cusub...

MUQDISHO, Soomaaliya — Madaxweynaha waqtigiisu dhammaaday Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sabtidii xarunta Madaxtooyada ee Muqdisho ku qaabilay Taliyaha Guud ee Ciidamada Milatariga Turkiga, Jeneraal...

Somalia, Türkiye Pledge to Deepen Security Cooperation During Visit by Turkish Military Chief

MOGADISHU, Somalia — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Saturday received Türkiye’s Chief of General Staff, General Selçuk Bayraktaroğlu, at the presidential palace in...

Xubinta Ganacsiga ee Shabelle 21-11-2026

MUQDISHO, Soomaaliya - Waxaan adiin soo gudbinaynaa si muuqaal ah xubinta Ganacsiga ee Shabelle, oo Maalin walba ka daawan kartid Shabelle TV, kana dhageysan...