Farmaajo oo si adag uga horyimid dastuurka cusub ee uu saxiixay Madaxweyne Xasan Sheekh
Muqdisho - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mohamed Abdullahi Mohamed ayaa si adag uga horyimid dastuurka cusub ee uu saxiixay Madaxweynaha xilka haya Hassan Sheikh...
Madaxweynaha Soomaaliya oo hambalyo u diray Haweenka Soomaaliyeed
Muqdisho - Hassan Sheikh Mohamud, Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray dhammaan haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan, munaasabadda...
Wasiirka Qoyska oo soo xirtay Xuska Toddobaadka Haweenka Soomaaliyeed
Muqdisho - Magaalada Mogadishu ayaa lagu soo gabagabeeyey munaasabadda Toddobaadka Haweenka Soomaaliyeed iyo Bandhigga Ganacsiga Haweenka Soomaaliyeed, oo qeyb ka ahaa dabaal-degga International Women's...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo saxiixay dastuurka cusub ee Soomaaliya
Muqdisho, Maarso 08, 2026; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta si rasmi ah u saxiixay Nuqulka Dastuurka cusub ee Jamhuuriyadda...
Madaxweynaha Uganda oo loo doortay hoggaamiyaha ururka Bulshada Bariga Afrika
Arusha, Tanzania – Madaxweynaha Uganda, Yoweri Museveni, ayaa ku baaqay midnimo iyo isdhexgal dhaqaale oo ay yeeshaan dalalka Afrika, kadib markii loo doortay inuu...
Shiinaha oo Soomaaliya siiyay 2 Milyan oo Doller oo lagu Caawinayo Dadka Abaartu...
Muqdisho – Guddoomiyaha Hay’adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), Mudane Maxamuud Macalin Cabdulle, ayaa si rasmi ah uga guddoomay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya, Mudane Wang Yu,...
Ugu yaraan 10 qof oo ku dhintay dhul-go’ ka dhacay macdanta Rubaya, Kivu, Congo
Kivu, Congo – Ugu yaraan 10 qof ayaa ku dhintay halka tiro kale oo badanna ay la’ yihiin kadib dhul-go’ ka dhacay goob macdan...
Ugu yaraan 23 qof oo ku dhintay fatahaado ka dhuftay magaalada Nairobi
Nairobi, Kenya – Ugu yaraan 23 qof ayaa ku dhintay fatahaado degdeg ah oo ka dhacay magaalada Nairobi, kadib roobab culus oo ka da’ay...
Madaxweynaha Soomaaliya oo ka qeyb galay Shir Madaxeedka 25-aad ee EAC
Arusha - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hassan Sheikh Mohamud, ayaa ka qeyb galay Meertada 25-aad ee Shir Madaxeedka caadiga ah ee Madaxda Bulshada...
Soomaaliya oo Daahfurtay Xarunta Ka-Jawaabidda Xaaladaha Deg-degga ah ee Amniga Saaybarka (SOMCIRT)
Muqdisho, Soomaaliya – 7 Maarso, 2026 — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamza Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Xarunta...















