Madaxweynaha Xasan Sheekh iyo Wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Magaalada Arusha ee dalkaTanzania
Tanzania – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa si weyn loogu soo dhoweeyay magaalada Arusha ee dalka Tanzania, halkaasi oo uu kaga...
Masar iyo Mareykanka oo ka Wadahadlay Xaaladda Soomaaliya iyo Amniga Geeska Afrika
Qaahira – Xoghayaha Arrimaha Dibadda Mareykanka, Marco Rubio, iyo dhiggiisa dalka Masar, Badr Abdelatty, ayaa yeeshay wadahadal qadka taleefanka ah oo ay diiradda ku...
Xarunta Ciidamada Nabad Ilaalinta Ghana ee Lebanon oo gantaallo lagu weeraray
Beirut, Lebanon – Xarunta Ciidamada Nabad Ilaalinta Ghana ee ku sugan Lebanon ayaa Jimcihii lagu qaaday weerar gantaallo ah, taasoo keentay in laba askari...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo u safay Tanzania si uu uga qayb galo shirka hoggaamiyeyaasha...
Muqdisho/Tanzania – Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u ku wajahan dalka Tanzania si uu uga qayb galo shir ay isugu imaanayaan...
Xiisad dagaal ee Bariga Dhexe oo ka sii dartay kadib weerarro Mareykanka iyo...
TEHRAN - Xiisadda Bariga Dhexe ayaa sii kordhaysa toddobaad kadib markii Mareykanka iyo Israa’iil ay weerarro ku qaadeen Iran. Ugu yaraan 1,332 qof ayaa...
Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo ku bogaadiyey cutubyada ku sugan jiidaha hore ee Shabeellaha...
Shabeellaha Dhexe – Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Ibraahim Maxamed Maxamuud, ayaa cutubyo ka tirsan Ciidanka Xoogga Dalka kula afuray furimaha hore ee gobolka...
Farmaajo oo si adag uga hadlay arrimaha Doorashada iyo Dastuurka
Muqdisho – Madaxweynihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa si adag uga hadlay arrimaha la xiriira doorashooyinka dalka iyo wax ka...
Guddoomiyaha Gobolka Banaadir oo booqday ciidamada ku sugan xerada Qorilow ee Shabeellaha Dhexe
Muqdisho – Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen Muungaab, oo uu wehliyay Xildhibaan Cusmaan Maxamed Maxamuud Xaadoole iyo...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo sheegay in Dastuurka La Ansixiyay uu Adkeynayaa Ilaalinta Diinta Islaamka
Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa sheegay in dastuurka cusub ee dhowaan la ansixiyay uu si cad u xoojinayo...
Xisbiga Himilo Qaran Oo Ka Horyimid Dastuurka Cusub
Muqdisho – Xisbiga Himilo Qaran ayaa si cad ugu sheegay ummadda Soomaaliyeed inuusan aqoonsanayn waxa loogu yeeray “Dastuurka cusub”, isagoo ku dooday in wax...















