Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya oo gudbisay heshiisyo taariikhi ah + Sawirro

Dawladda Soomaaliya ayaa markii u horreysay gudbisay toddobo heshiis oo caalami ah, kuwaasi oo ku aaddan xaquuqda Shaqaalaha. Munaasabad...

SARKAAL KA TIRSANAA AL-SHABAAB OO LAGU DILAY HOWL-GAL KA DHACAY SH/HOOSE

Dowladda Soomaaliya ayaa faah faahin ka bixisay howl-gal ay ciidamada Xoogga dalka saacadihii u dambeeyey ka sameeyeen...

Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo ku geeriyooday Muqdisho – Sidee u dhacay dilkiisa?

MUQDISHO (SMN) - Allaha u naxariistee waxaa goordhow isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ku geeriyooday Marxuum Faarax Guuleed Maxamed oo 63 jir ahaa, kaas...

WARAR KALE

Soomaaliya oo tacsi u dirtay Masar kaddib shil tareen oo ka dhacay magaalada Giza

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa tacsi tiiraanyo leh u dirtay Dowladda iyo shacabka Jamhuuriyadda Carabta ee Masar, kaddib shil tareen oo 8-dii Nofeembar...

Ciidanka DANAB oo howlgallo amni ka sameeyay deegaanno ka tirsan Shabeellaha Dhexe

SHABELLAHA DHEXE - Ciidanka Kumaandooska DANAB ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Ururka 164-aad ee Guutada 16-aad, ayaa howlgallo lagu xaqiijinayo amniga ka sameeyay...

Jubaland iyo WHO oo xoojinaya iskaashiga lagu ballaarinayo adeegyada caafimaadka

Kismaayo – Wakiilka Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO) ee Soomaaliya, Dr. Humphrey Karamagi, ayaa magaalada Kismaayo kulan kula yeeshay Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed...