Cali Guudlaawe oo guddoomiyay shir ay yeesheen golaha wasiirada HirShabelle

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar Dabageed ayaa shir gudoomiyay Kulanka Golaha...

Wasiir Jaamac oo kulan la yeeshay saraakiisha Taliska Qeybta 60-aad

XUDUR (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Gaashandhiga Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan Dar daaran ah la qaatay Saraakiisha Taliska Qeybta...

Taliyaha ciidanka Xoogga oo la kulmay saraakiil ka socota Talyaaniga + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed S/Gaas Ibraahim Sheekh Muxudiin ayaa kulan la qaatay Taliye xigeenka Ciidamada Talyaaniga dhanka Hawl galada wadajirka...

Madaxweyne Saciid Deni oo eedeymo culus u jeediyay dowladda Soomaaliya

GAROOWE (SMN) - Saciid Cabdullahi Deni, madaxweynaha maamul goboleedka Puntland oo maanta furay kaldhiga 53-aad ee baarlamaanka maamulkaasi ayaa weerar dhanka afka ah ku...

Maamulka gobolka Hiiraan oo war kasoo saaray xaaladda magaalada Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in weli xaalad adag ay ka taagan tahay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolkaasi,...

Shir looga hadlayay ammaanka oo lagu qabtay Aqalka Dowladda Hoose + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo uu wehliyo Guddoomiye Kuxigeenka Amniga iyo Siyaasadda Mudane Maxamed...

Deni oo hoggaan cusub u magacaabay taliska ciidanka daraawiishta Puntland

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Saciid Cabdullaahi Deni oo soo saaray wareegto cusub ayaa hoggaan cusub u magacaabay taliska ciidanka daraawiishta...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaaray dalka Belgium-ka + Ujeedka

BRUSSELS (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaaray magaalada Brussels ee dalka Belgium-ka   Ujeedka madaxweynaha ayaa la xiriira ka...

Waddadii burbursaneyd ee Via Liberia oo la dhisay + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa xariga ka jaray dhismaha Waddada Laamiga Via Liberia...

Ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda oo ku dagaalamay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya iska hor imaad hubeysan oo maanta ciidamo ka wada tirsan kuwa dowladda ku dhex-maray...

WARAR KALE

UAE Extends Support to Families Affected by Severe Weather Conditions in Somalia

MOGADISHU, Somalia - The United Arab Emirates (UAE) has demonstrated its commitment to humanitarian aid by stepping up its support for families devastated by...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo la kulmay saraakiil ka socotay dowladda Ingiriiska

MUQDISHO (SMN) - Taliyaha Ciidanka dhulka Xoogga Dalka Soomaaliyeed Gen Dayax Cabdi Cabdulle Oo Uu wehliyo Taliyaha Qaybta 60-aad Gen Xasan Isaaq Cumar (Xasan...

Dowladda Soomaaliya oo dalbatay in la xiro xafiiska UNSOM

MUQDISHO - Dowladda Soomaaliya ayaa si rasmi ah uga codsatay Qaramada Midoobay in ay joojiso shaqada Xafiiska Qaramada Midoobay ee Kaalmaynta Soomaaliya (UNSOM),...