Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Mdaxweynaha Puntland oo ka hadlay dhacdooyinkii hore ee dalka

MUQDISHO - Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa hadal uu jeediyay kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka iyo doorka xildhibaannada ee marxaladaha...

Axmed Madoobe oo sheegay Dowladnimada Soomaaliyeed in aysan burburin iyo xal in ay u...

MUQDISHO - Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo xusay in ujeeddada ay tahay ilaalinta...

Rooble oo ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka

MUQDISHO - Ra’iisulwasaarihii hore ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa ka hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, isaga oo fariin u diray...

Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda oo kulan miro-dhal ah la yeeshay Safiirka...

Muqdisho - Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mudane Mustaf Dhuxulow, ayaa kulan miro-dhal ah la yeeshay Safiirka Dowladda Turkiga u fadhiya Soomaaliya,...

Wasiirka Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka oo kulan la yeeshay Ra’iisul Wasaaraha Aljeeriya

Algeris - Wasiirka Wasaaradda Cadaaladda iyo Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Macallin Maxamuud, ayaa kulan muhiim ah la yeeshay Ra’iisul...

Wasiirka Warfaafinta oo soo xiray aqoon-isweydaarsi ku saabsanaa habraaca xiriirka dowladda xilliyada xaaladaha degdegga...

Muqdisho - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa soo xiray aqoon-isweydaarsi hal maalin socday oo ku saabsanaa habraaca xiriirka hay’adaha...

Madaxweyne Xasan sheekh oo shacabka Soomaaliyeed ugu hanbalyeeyey guusha Kursiga Golaha Nabadda iyo...

Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray shacabka Soomaaliyeed iyo guud ahaan hay’adaha Qaranka, taas...

Soomaaliya oo Ku Guuleysatay Doorasho Taariikhi ah oo Golaha Nabadda iyo Ammaanka Midowga Afrika...

Addis Ababa - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa loo doortay inay ka mid noqoto Golaha Nabadda iyo Amniga ee Midowga Afrika (PSC) muddada 2026–2028, taasoo...

Baarlamaanka Federaalka oo Dhammeystiray Doodda Cutubka Shanaad ee Dastuurka KMG ah

Muqdisho, Soomaaliya — Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay Kalfadhiga 7-aad, Kulankiisa 13-aad, kaas oo uu...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Ka Qaybgalay Kal-fadhiga 48aad ee Golaha Fulinta Midowga Afrika

Addis Ababa — Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cabdi Cali (Abdisalam Ali), ayaa ka qaybgalay furitaanka...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...