Taliyaha Booliska Qaybta Jubbada Hoose oo Kormeer ku Tagay Degmada Dhoobley
Dhoobley, Jubbada Hoose — Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose, Kornayl Sadiiq Maxamuud Dhogor, oo howlo shaqo u jooga magaalada Dhoobley, ayaa kormeer ku...
Hormuud Telecom oo Ku Eedeysay Ciidamada Kenya Burburinta Kaabayaasheeda Isgaarsiinta ee Koonfurta Soomaaliya
Kismaayo, Soomaaliya — Shirkadda isgaarsiinta ee ugu weyn Soomaaliya, Hormuud Telecom, ayaa ku eedeysay ciidamada dowladda Kenya in ay si ula kac ah u...
Guddoomiyaha NCRI iyo Ku-xigeenka Wakiilka UNHCR oo Ka Wadahadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Ilaalinta Xuquuqda...
Muqdisho — Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI), Mudane Axmed Xuseen Cilmi, iyo ku-xigeennadiisa ayaa maanta si diiran ugu qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka Hay'adda...
Wasiirka Amniga Gudaha oo Furay Shir Lagu Horumarinayo Barnaamijka Wadajirka Booliska
MUQISHO - Wasiirka Amniga Gudaha, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta furay shir muhiim ah oo lagu horumarinayay Wejiga Labaad ee Barnaamijka Wadajirka...
EUTM-Somalia oo Xoojisay Isgaarsiinta Ciidamada Soomaaliyeed
Muqdisho, Soomaaliya — EUTM-Somalia ayaa qabatay seminaaro iyo tababaro lagu xoojiyay xirfadaha isgaarsiinta istiraatiijiga ah ee Ciidamada Qalabka Sida ee Qaranka Soomaaliya (SNA) iyo...
Ciidanka Danab oo Howlgallo Ka Wada Duleedka Kismaayo
Kismaayo, Soomaaliya — Ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ayaa howlgallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka wada deegaanno ku teedsan duleedka magaalada Kismaayo, xarunta kumeel-gaarka...
Israa’iil oo ka walaacsan doorka sii kordhaya ee Masar ee Soomaaliya iyo Geeska Afrika
Tel Aviv — Israa’iil ayaa ka walaacsan tahay ballaarinta degdegga ah ee doorka milatari iyo kan diblomaasiyadeed ee Masar ay ka waddo Soomaaliya iyo...
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe Touadera oo ku guuleystay xilkiisii saddexaad
Bangui – Maxkamadda dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa Isniintii shaacisay natiijooyinka kama dambaysta ah ee doorashadii madaxtinimo ee bishii hore, iyadoo xaqiijisay...
Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo Deeq Xoolo iyo Agab Kale Gaarsiiyay Ciidanka Xoogga Dalka
Shabeellaha Dhexe, Soomaaliya — Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle ayaa deeq isugu jirta xoolo nool, mootooyin iyo agab kale gaarsiiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...
Ra’iisul Wasaare Xamze oo qaabilay wafdi Heer Caalami ah
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi , ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC) ee...















