Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ciidanka Xoogga Dalka iyo kuwa deegaanka oo howlgallo qorsheysan ka fuliyey Gobolka Hiiraan

Hiiraan – Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidammada deegaanka ayaa caawa howlgallo qorsheysan ka fuliyey deegaanka Qowl ee Gobolka Hiiraan, kuwaas oo ka...

Agaasimaha NISA oo ka qaybgalay Shirka Madaxda Hay’adaha Sirdoonka Dalalka Carabta

Baqdaad – Agaasimaha Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugida Qaranka (NISA), Mudane Mahad Maxamed Salaad, ayaa ka qaybgalay fadhiga 7-aad ee Shirka Madaxda Hay’adaha Sirdoonka dalalka...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo booqasho rasmi ah ku tagay dalka Masar

Qaahira – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa caawa booqasho rasmi ah uga bilaabatay magaalada Qaahira ee caasimadda Jamhuuriyadda Carabta ee...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Kulan la Qaatay Sii-hayaha Safiirka Maraykanka u Qaabilsan Soomaaliya

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta kulan la qaatay Sii-hayaha Safiirka Dowladda Maraykanka u qaabilsan Soomaaliya,...

Mudanayaasha Labada Aqal ee BJFS oo Ka Dooday Cutubka Afaraad ee Wax-ka-beddelka Dastuurka KMG...

Muqdisho, Soomaaliya — Mudanayaasha labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku yeeshay xarunta Golaha Shacabka kalfadhiga 7-aad, kulankiisa 11-aad ee wadajirka...

Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya oo Loo Doortay Madaxweyne Ku-xigeenka CECAFA

Jabuuti – Guddoomiyaha Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya, Cali Cabdi Maxamed (Cali Shiine), ayaa si rasmi ah loogu doortay xilka Madaxweyne Ku-xigeenka Ururka Kubadda Cagta...

Sanatar ka Mid ah Aqalka Sare oo Laga Joojiyay Ka-Qeybgalka 12 Kulan oo...

Muqdisho — Go’aan maamul oo ka soo baxay Xafiiska Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Aqalka Sare, Mudane Cali Shacbaan Ibraahim, ayaa 12 kulan laga joojiyay...

Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka oo Go’aan Ka Soo Saaray Qalalaasihii Fadhiga Wadajirka...

Muqdisho — Kusimaha Guddoomiyaha ahna Guddoomiye Ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Cumar Abshirow, ayaa soo saaray go’aan...

Soomaaliya oo Tacsi u Dirtay Dowladda iyo Shacabka Pakistan Kadib Qarax Ka Dhacay Masaajid...

Muqdisho — Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa si qoto dheer ula wadaagtay Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Islaamiga ah ee Pakistan murugada ka dhalatay qarax ka...

Kenya oo Dib u Furtay Xuduudka Dhulka ee Soomaaliya si loo Fududeeyo Ganacsiga Qaadka

Nairobi —Dowladda Kenya ayaa ku dhawaaqday inay dib u furtay xuduudda dhulka ee ay la wadaagto Soomaaliya si loo fududeeyo dhoofinta qaadka, ka dib...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...