Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo Kulan la Qaatay Safiirka Midowga Yurub ee Soomaaliya

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, oo uu wehliyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Gaas Odowaa Yuusuf Raage,...

Ciidamada Mareykanka oo Agab Ciidan ku Wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed

Shabeellaha Dhexe – Ciidamada Mareykanka ayaa maanta agab ciidan iyo hub kala duwan ku wareejiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee ku sugan gobolka Shabeellaha...

Odayaasha Shiikhaal Jazeera iyo Shiikhaal Gandarshe oo ka digay boob lagu hayo Dhulkooda

JAZEERA – Odayaasha dhaqanka ee beelaha Shiikhaal Jazeera iyo Shiikhaal Gandarshe ayaa kulan ballaaran oo ay ku yeesheen deegaanka Jazeera, oo ka tirsan Maamulka...

Somalia & Russia oo Saxiixday Heshiis Is-afgarad oo Dhinaca Caafimaadka ah

Geneva -Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada XFS, H.E Dr. Ali Haji Adam, iyo Wasiir-ku-xigeenka Caafimaadka ee Dowladda Federaalka Russia H.E Oleg Salagay, ayaa...

Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Qaranka oo Kormeer Shaqo ku tagay Baydhabo

Baydhabo — Guddoomiyaha Guddiga Madaxa-bannaan ee Doorashooyinka Qaranka iyo Soohdimaha, Mudane Cabdikariin Axmed Xasan, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa maanta gaaray magaalada Baydhabo, xarunta...

Ra’iisul Wasaaraha Xamze oo Xidigga ka Jaray Waddo laga Dhisay Degmada Wadajir

Muqdisho — Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xarigga ka jaray waddo casri ah oo dhererkeedu yahay ku...

Wafdi Ka Socday FAO Somalia oo Boqday Tuulada Sabuun ee Magaalada Jowhar

Jowhar — magaalada Jowhar, ciidamada AUSSOM ayaa sugay amniga wafdi ka socday FAO Somalia, kaas oo kormeer shaqo ku tagay tuulada Sabuun si uu...

Ciidanka AUSSOM ee Qaybta 1-aad oo Qaatay Tababar ku Saabsan Diyaaradaha Yaryar ee Aan...

Jowhar — Ciidanka AUSSOM ee ku sugan Qaybta 1-aad ayaa maanta qaatay tababar takhasusi ah oo ku saabsan sida loo isticmaalo diyaaradaha yaryar ee...

Ciidanka Nabadsugidda Jubaland oo Biyo-dhaamin u Sameeyay Qoysas Danyar ah oo ku Nool Galbeedka...

Kismaayo — Ciidanka Hay’adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Jubaland, gaar ahaan taliska gacanta ku haya Koontaroolka Via-Afmadow, oo ah goob muhiim ah oo laga hubiyo...

Wasiir Ku-Xigeenka Arrimaha Dibadda oo Qaabilay Ergayga Gaarka ah ee Qaramada Midoobay u Qaabilsan...

Muqdisho — Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Ciise Maxamuud Mursal, ayaa maanta xarunta wasaaradda ku...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...