Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Qayb Galay Shirka Guddiga Fulinta Hay’adda Caafimaadka Adduunka (WHO)

Geneva, Switzerland — Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadam Abubakar, iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa...

Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka oo Guddoomiyay Kulan Degdeg ah oo Looga Hadlay Abaarta...

Muqdisho — Guddoomiyaha Guddiga Maaliyadda Gurmadka Qaranka, ahna Wasiirka Waxbarashada, Hiddaha iyo Tacliinta Sare ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Faarax Sheekh Cabdulqaadir, ayaa maanta...

Wasiir Ku-xigeenka Warfaafinta Soomaaliya oo si weyn loogu soo dhaweeyay Birmingham

Birmingham - Magaalada Birmingham, oo ah caasimadda labaad ee Boqortooyada Midowday (UK), ayaa maanta lagu soo dhaweeyay masuuliyiin uu hoggaaminayo Wasiir Ku-xigeenka Wasaaradda Warfaafinta,...

Wasiirka Gaashaandhigga Soomaaliya oo daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta si rasmi ah u daahfuray Kulanka Furitaanka Golaha Difaaca Qaranka, kaas...

Madaxweynaha Jubaland oo la kulmay Wakiilka IOM ee Soomaaliya, kana wada hadlay arrimaha abaaraha

Kismaayo – Madaxweynaha Dowladda goboleedka Jubaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam, ayaa maanta Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Hay’adda Qaramada Midoobay ee IOM u qaabilsan...

Wasiirka Arrimaha Gudaha Soomaali oo ka qeybgalay Shirweynaha 1aad ee Guddiga Sare ee Difaaca

Muqdisho – Wasiirka Arrimaha Gudaha, Federaalka iyo Dib-u-heshiisiinta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hon. Ali Yusuf Ali - Xoosh, ayaa ka qeybgalay Shirweynaha 1aad ee...

Wasiirka Tamarta Soomaaliya oo kormeeray xarumo Caafimaad iyo Waxbarasho oo laga hirgeliyey koronto bilaash

Dhuusamareeb – Wasiirka Wasaaradda Tamarta iyo Khayraadka Biyaha ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Bidhaan Warsame, oo ay wehliyaan Wasiiru-Dowlaha iyo Wasiir-ku-xigeenka Wasaaradda, ayaa...

Midowga Yurub oo ka hadlay diyaarado hawada laga celiyay oo ay saarnaayeen ilaalada Jubaland...

Muqdisho – Midowga Yurub ayaa war ka soo saaray dhacdo la xiriirta laba diyaarad oo ay saarnaayeen ilaalada madaxda maamul-goboleedyada Jubaland iyo Puntland, kuwaas...

Madaxweyne Deni oo Qardho kaga qeybgalay kulan lagu bogaadinayo doorka bulshada ee Hawlgalka Calmiskaad

Qardho – Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, oo uu weheliyo Guddoomiye Ku-xigeenka Koowaad ee Golaha Wakiillada Puntland, Mudane Maxamed Baari Shire,...

Qaramada Midoobay oo ka xumaatay baaqashada ka qaybgalka Puntland iyo Jubaland ee madasha...

Muqdisho – Xafiiska Qaramada Midoobay ee Taageerada Soomaaliya (UNTMIS) ayaa muujiyay walaac iyo ka xumaansho ku aaddan in kooxaha hordhaca ah ee ka socday...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...