Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Doorashada Guddoomiyaha, Guddoomiye Ku-xigeenka iyo Xoghayaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo Muqdisho...

Muqdisho – Waxaa maanta si rasmi ah uga soo dhamaatay doorashada Guddoomiyaha, Guddoomiye Ku-xigeenka, iyo Xoghayaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya, taas oo...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Xilka u Kala Wareejiyey Taliyaha Cusub iyo Taliyihii Hore ee...

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta xilka u kala wareejiyey Taliyaha cusub ee Ciidanka Xoogga Dalka...

Doorashada Guddoomiyaha, Guddoomiye Ku-xigeenka iyo Xoghayaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya oo Muqdisho...

Muqdisho – Doorashada Guddoomiyaha, Guddoomiye Ku-xigeenka, iyo Xoghayaha Guddiga Madaxa-banaan ee Xuquuqul Insaanka Soomaaliya ayaa maanta ka bilaabatay magaalada Muqdisho.   Guddigan oo ka kooban sagaal...

Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Soomaaliya oo Muqdisho Ku Qaabilay Wafdi ka Socday Mercy Corps

Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi sare oo ka socday hay’adda Mercy...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Muqdisho Ku Qaabilay Wafdi ka Socday Hay’adda Horumarinta iyo Iskaashiga...

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ballaaran oo ka socday Hay’adda Horumarinta iyo...

Howlgal Lagu Dilay Horjoogayaal ka Tirsanaa Al-Shabaab oo ka Dhacay Gobolka Shabeellaha Dhexe

Shabeellaha Dhexe – Hay’adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA), oo kaashanaysa saaxiibada caalamka, ayaa fulisay howlgal qorsheysan oo ka dhacay deegaanka Qaahira ee gobolka...

Dowladda Federaalka Soomaaliya oo Baaqashada Shirkii Wadatashiga ku Eedeysay Maamulada Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegtay in baaqashada Shirkii Wadatashiga Qaranka ay mas’uul ka yihiin Maamulada Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, sida lagu sheegay war-saxaafadeed...

Soomaaliya iyo Koonfur Afrika Yeeshay Wada-hadallo Laba-Geesood ah

Pretoria, Koonfur Afrika – Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaam Cabdi Cali, iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda ee...

Musharrax Madaxweyne Maxamed Xuseen Rooble oo Kulan la Qaatay Guddiga Farsamada ee Golaha Mustaqbalka...

Muqdisho – Musharrax Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa hoygiisa ku casuumay Guddiga Farsamada ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliyeed, kuwaas oo maalmahan...

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo Koonfur Afrika Kulan Sharafeed kula Yeeshay Madaxweynihii Hore Thabo...

Johannesburg – Wasiirka Arrimaha Dibadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdisalaan Cali Dhaay, oo safar rasmi ah ku jooga dalka Koonfur Afrika, ayaa booqasho sharafeed...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...