Wasiirka Hawlaha Guud ee XFS oo Danjiraha Boqortooyada Sucuudiga kala hadlay Dib-u-dhiska Kaabayaasha Dhaqaalaha
Muqdisho – Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud, Dib-u-dhiska iyo Guriyeynta Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xildhibaan Ayuub Ismaaciil Yuusuf, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Boqortooyada...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad oo Daah-furay Qorshaha Ka-Jawaabista Xaaladaha Bani’aadannimo ee HNRP 2026
Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Labaad ee Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Hon. Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta si rasmi ah u daah-furay Qorshaha...
Agaasimaha Socdaalka iyo Jinsiyadda oo kulan la qaatay Wakiilka Mareykanka ee Muqdisho
Muqdisho – Agaasimaha Guud ee Hay’adda Socdaalka iyo Jinsiyadda, Mudane Mustafa Duhulow, ayaa xafiiskiisa kulan kula qaatay Danjire Justin Davis, Wakiilka Safaaradda Mareykanka ee...
Ra’iisul Wasaare Xamsa oo Dhagax Dhigay Dhismaha Cusub ee Xarunta Dhexe ee Wasaaradda Maaliyadda
Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta si rasmi ah u dhagax-dhigay dhismaha cusub ee Xarunta Dhexe ee...
Golaha Shacabka BJFS oo Ansixiyay Hindise-sharciyeedka Amniga Saybarka Soomaaliya
Muqdisho – Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulankoodii 32-aad ee kalfadhiga 7-aad ku yeeshay xarunta Golaha, waxaana shir guddoominayay Guddoomiyaha Golaha,...
Guddoonka Baarlamaanka Soomaaliya oo La Kulmay Guddiyada Dib-u-eegista Dastuurka
Muqdisho – Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe), ayaa kulan la qaatay Guddiyada u xilsaaran Dib-u-eegista...
Ciidamada Masar oo La Filayo Inay Ku Biiraan Hawlgalka AUSSOM ee Soomaaliya
QAAHIRA - Mas’uuliyiinta Hawlgalka Taageerada iyo Xasilinta Midowga Afrika ee Soomaaliya (AUSSOM) ayaa sheegay in la filayo in ciidamo ka socda dalka Masar ay...
Howlgal Militari oo Ka Socda Jubbada Hoose iyo Xubin Al-Shabaab ka Tirsanaa oo Isku...
Jubbada Hoose – Howlgal militari oo ballaaran oo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ayaa si xooggan uga socda gobolka Jubbada Hoose, gaar ahaan deegaanka...
Shir Caalami ah oo Lagu Xoojinayo Maalgelinta Caafimaadka Soomaaliya oo Ka Furmay Nairobi
Nairobi – Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Dr. Cali Xaaji Aadan, ayaa si rasmi ah uga furay magaalada Nairobi...
Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka JFS oo Ka Qeyb-galay Munaasabad Lagu Soo Dhoweynayay Carruur Lagu Daweeyay...
Muqdisho – Ra’iisul Wasaare Ku-xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Jibriil Cabdirashiid Xaaji, ayaa maanta ka qeyb-galay munaasabad lagu soo dhoweynayay 25 carruur Soomaaliyeed,...















