Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Mas’uuliyiin Ka Tirsan Dowladda Soomaaliya Oo Dekedda Muqdisho Ku Soo Dhaweeyay Wafdi Sare Oo...

Muqdisho – Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Dekadaha iyo Gaadiidka Badda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdulqaadir, iyo Maareeyaha Guud ee Dekedda Muqdisho, Danjire Maxamed Cali Nuur...

Dowladda Federaalka Soomaaliya Oo Wada Wadatashiyo Ku Aaddan Kulan Ay Ku Dhawaaqday

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa wada wadatashiyo ballaaran oo ku aaddan kulan qaran oo ay dhawaan ku dhawaaqday in uu ka dhici doono...

Madaxweynaha Koonfur Galbeed oo kulan la qaatay Madaxa FAO ee Soomaaliya

Baydhabo - Madaxweynaha Dowladda Koonfur Galbeed, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen, ayaa kulan la qaatay Madaxa Hay’adda Cunnada iyo Beeraha ee Qaramada Midoobay (FAO) ee...

Midowga Yurub oo soo dhaweeyay go’aanka Mucaaradka ee Shirka Muqdisho

MUQDISHO — Isbahaysiga mucaaradka ee Golaha Mustaqbalka Soomaaliya ayaa oggolaaday in uu ka qeyb galo shir wadatashi qaran oo ay ku baaqday Dowladda Federaalka...

Dowladda Soomaaliya oo Raashiinkii Gargaarka ku jiray Bakhaarka la burburiyay ee ku yaalla Dekedda...

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa xaqiijisay in dhammaan alaabihii laga soo qaaday bakhaarka uu saameeyay hawlaha balaadhinta dekedda dib loogu celiyay Barnaamijka Cuntada Adduunka...

Al-Shabaab oo Dilay Macallin iyo Hogaamiye Maxalli ah Ku Dhow Xadka Soomaaliya iyo Kenya

Nairobi – Kooxo hubeysan oo ka tirsan Al-Shabaab ayaa dilay hogaamiye maxalli ah iyo macallin ku sugnaa gobolka Hulugho, waqooyi-bari Kenya, meel u dhow...

Uganda Oo Ku Dhawaaqday Inay Ciidamadeeda Kala Baxayso Soomaaliya

Muqdisho – Dowladda Uganda ayaa ku dhawaaqday qorshe ay ciidamadeeda uga baxeyso Soomaaliya, kadib ku dhowaad labaatan sano oo ay ka qeyb ka ahayd...

Ku-xigeenka Xoghayaha Fulinta IGAD oo ka Qaybgalay Dood Heer Sare ah oo Lagu Falanqeeyay...

Djibouti – Ku-xigeenka Xoghayaha Fulinta Ururka IGAD, Mudane Maxamed Cabdi Ware, ayaa ka qaybgalay dood heer sare ah oo ay soo qabanqaabisay Machadka Sare...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya oo uga Mahadceliyay Türkiye Taageerada Amniga iyo La-dagaallanka Al-Shabaab.

Muqdisho – Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa uga mahadcelisay Dowladda iyo Shacabka Jamhuuriyadda Türkiye taageerada joogtada ah ee ay siiyaan Soomaaliya, gaar ahaan dhinacyada iskaashiga...

Wasiirka Gaashaandhigga XFS oo Wafdi ka Socda Turkiga kala Hadlay Xoojinta Iskaashiga Difaaca

Muqdisho – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Axmed Macallin Fiqi, ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wafdi uu hoggaaminayo Danjire Ali Onaner, Agaasimaha Guud...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...