Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Golaha Wasiirrada Oo Ka Wada Hadlay Amniga Dalka iyo Howlgallada Ciidamada Qaranka

Muqdisho — Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, oo maanta yeeshay kulankoodii caadiga ahaa, ayaa ka wada hadlay xaaladda amniga guud ee dalka, howlgallada...

Ciidamada Jubaland iyo Danab Oo Dib Ula Wareegay Deegaanka Kudhaa ee Degmada Badhaadhe

Badhaadhe — Ciidamada Jubaland, oo ay garab siinayaan Ciidamada Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) kuwaas oo uu tababaro Maraykanka, ayaa saaka dib ula...

Madaxweynaha Israa’iil Oo Sheegay Inuu Davos Kula Kulmay Hoggaamiyaha Somaliland

Davos — Madaxweynaha Israa’iil, Isaac Herzog, ayaa sheegay in uu kulan kula yeeshay Shirka Dhaqaalaha Adduunka ee Davos hoggaamiyaha Somaliland, Cabdiraxmaan Maxamed Cabdullaahi (Cirro),...

Ciidamada AUSSOM iyo Danab Oo Howlgal Wadajir ah Ka Fuliyay Waddada Garoonka Jowhar

Jowhar — Ciidamada AUSSOM, gaar ahaan Qeybtooda Shanaad, iyo Ciidamada Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed (SNA) ayaa shalay sameeyay hawlgal wadajir ah oo lagu...

Madaxweyne Xasan Sheekh Oo Wada-hadal Taleefan Ugu Hambalyeeyay Dhiggiisa Dalka Yugaandha

Muqdisho —   Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta wada-hadal taleefan la yeeshay Madaxweynaha dib loo doortay ee Jamhuuriyadda Yugaandha, Mudane...

Wasiirka Amniga Gudaha Soomaaliya Oo Kulan La Yeeshay Wasiiru Dowlaha Arrimaha Gudaha Qatar

Doha — Wasiirka Wasaaradda Amniga Gudaha ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil, oo booqasho rasmi ah ku jooga Dowladda Qatar, ayaa kulan...

IGAD Oo Soo Dhaweysay Ansixinta Soomaaliya ee Heshiiska Cusub ee IGAD

Jabuuti - Urur Goboleedka IGAD (Intergovernmental Authority on Development) ayaa soo dhoweeyay ansixinta Heshiiska cusub ee IGAD ee ay meel mariyeen Golaha Shacabka ee...

Al-Shabaab oo weerar qaraxyo ku billowday ku qaaday saldhigga Jubbaland ee Buurgaabo

Buurgaabo (Jubbada Hoose) – Xubno ka tirsan ururka Al-Shabaab ayaa saakay weerar culus oo ku billowday qaraxyo ku qaaday saldhig ay ciidamada Jubbaland ku...

Mudanayaasha Golaha Shacabka Oo Ansixiyey Heshiiska Lagu Dhisay Urur-Goboleedka IGAD

Muqdisho –  Mudanayaasha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta xarunta Golaha Shacabka ku yeeshay Kalfadhiga 7-aad, Kulankiisa 30-aad, kaas oo uu...

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Oo Ka Qaybgalay Shir-Weyne Nidaamka Federaalka Soomaaliya

Muqdisho - Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa ka qaybgalay Shir-weynaha 5-aad ee ay qabatay Xarunta Daraasaadka...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...