Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweynaha Puntland oo Nairobi Kulan kula Qaatay Wakiillada Beesha Caalamka

Nairobi, Kenya — Madaxweynaha Dowladda Goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa maanta magaalada Nairobi kulan muhiim ah kula yeeshay wakiillo ka socday Beesha...

Soomaaliya oo Ka Qayb Gashay Kulanka 29-aad ee Golaha Wasiirrada Carabta ee Isgaarsiinta iyo...

Qaahira, Masar — Magaalada Qaahira ee Jamhuuriyadda Carabta ee Masar ayaa martigelisay shir heer sare ah oo ahaa Kulanka 29-aad ee Golaha Wasiirrada Carabta...

Farmaajo oo Bogaadin iyo Dhiirrigelin udiray ciidan xooga Dalka

MUQDISHO - Waxaan bogaadin iyo dhiirrigelin u dirayaa geesiyaasha Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed iyo Ciidamada Daraawiishta Jubbaland, kuwaas oo guul muhiim ah ka soo...

Maxamed Xuseen Rooble oo Hambalyo iyo Bogaadin u Diray Ciidamada Dalka

MUQDISHO - Ra’iisul wasaarihii hore ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble, ayaa hambalyo iyo bogaadin u diray Ciidamada kala duwan ee Dowlad-Goboleedka...

Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Jubbaland oo War-saxaafadeed ka Soo Saaray Dagaalkii Kudhaa

MUQDISHO — Xildhibaanada Labada Aqal ee Baarlamaanka Dowlad Goboleedka Jubbaland ayaa soo saaray war-saxaafadeed ay si buuxda ugu bogaadinayaan guusha ay Ciidanka Xoogga Dalka...

Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo Fashiliyey Weerar kooxda Al-Shabaab

Jubbada Hoose, Kudhaa — Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, gaar ahaan Kumaandooska Danab, oo ay garab taagnaayeen Ciidamada Amniga Jubbaland iyo saaxiibada caalamka, ayaa si...

Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Dalka oo Ka Qeyb Galaya Shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee...

ALGIERS - Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Baashe Yuusuf Axmed, ayaa ka qeyb galaya shirka Guddoomiyeyaasha Maxkamadaha Sare ee wadamada qaaradda...

Wafdi ka Socday Jarmalka oo Booqasho Shaqo ku Yimid Muqdisho

MUQDISHO- Wafdi heer sare ah oo ka socday Dowladda Jamhuuriyadda Federaalka Jarmalka, oo uu hoggaaminayay Madaxa Xiriirka Dowladaha ee Federaalka Booliiska Jarmalka, Mudane Colonel...

Taliyaha Qaybta 1’aad ee Kumaandooska Gorgor oo booqasho ku tagay cutubyo ka tirsan ciidanka...

Jabad Godane, Shabeellaha Dhexe — Taliyaha Qaybta 1’aad ee Kumaandooska Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee Gorgor, Col. Saahid Jamaac Faarax, ayaa maanta booqasho shaqo ku...

Wasaaradda Dekedaha oo soo dhaweysay ansixinta Is afgaradka Maamullada Dekedaha ee Gobolka Badweynta Hindiya

Muqdisho — Waxaan mahad ballaaran u jeedinayaa Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta meel-mariyey Is-afgaradka ka dhexeeya Maamullada Dekadaha (PSC) ee gobolka...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...