Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Guddoomiyey Shir Ku Saabsan Gurmadka Abaaraha

BAYDHABO - Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen), ayaa  guddoomiyey shir muhiim ah oo ay ka qeybgaleen Guddiga Gurmadka Abaaraha...

Ilhaan Cumar oo si kulul uga jawaabtay weerarkii Trump: “Waa nacayb ka dhashay fashilkiisa”

WASHINGTON — Xildhibaanad Ilhaan Cumar ayaa si adag uga jawaabtay eedaymihii dhawaan ka soo yeeray Madaxweyne Donald Trump, kuwaas oo ku saabsanaa iyada iyo...

Wasiirka Arrimaha Gudaha ee Soomaaliya oo Socdaal Shaqo ku Tegay Pakistan

Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha, Federaalka Iyo Dib-u-heshiisiinta XFS Xildhibaan Hon Ali Yusuf Ali - Xoosh iyo Wafdi sare uu hoggaaminaayo ayaa socdaal Shaqo ku gaaray...

Saraakiil ka tirsan Booliska Ghana ee AUSSOM oo la Maamuusay Baydhabo

Baydhabo – Afartan iyo saddex (43) sarkaal oo ka tirsan ciidamada booliiska Ghana ee howlgalka AUSSOM ayaa  lagu maamuusay magaalada Baydhabo, kaddib markii ay...

Dagaal Khasaare Badan Geystay oo ka Dhacay Deegaanka Yaaq Bariweyne

Wanla-Weyn, Shabeellaha Hoose – Dagaal culus ayaa ka dhacay deegaanka Yaaq Bariweyne ee Gobolka Shabeellaha Hoose, kaas oo u dhexeeyay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed...

Safaaradda Turkiga oo Martigelisay Safiirka Sacuudi Carabiya u Fadhiya Muqdisho

MUQDISHO - Safaaradda Jamhuuriyadda Turkiga ayaa maanta martigelisay Safiirka Boqortooyada Sacuudi Carabiya u fadhiya Muqdisho, Mudane Ahmed Mohammed Almowallad. Kulanka ayaa ahaa mid wax...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khadka Taleefanka Kula Hadlay Madaxweynaha Koonfur Afrika

Muqdisho – Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Koonfur Afrika, Mudane Cyril Ramaphosa.   Labada Madaxweyne ayaa...

Wasiirka Warfaafinta oo Kulan la Yeeshay Ururka Dalxiiska Soomaaliya

Muqdisho - Wasiirka Warfaafinta, Dhaqanka iyo Dalxiiska ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Daa’uud Aweys Jaamac, ayaa maanta kulan la yeeshay xubnaha Ururka Dalxiiska Soomaaliya...

Ciidamada Dowladda iyo Macawiisleyda oo Dhaqdhaqaaqyo Ka Bilaabay Degmada Matabaan ee Hiiraan

Matabaan, Hiiraan — Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliyeed oo kaashanaya ciidanka difaaca deegaanka ee Macawiisleyda ayaa dhaqdhaqaaqyo ciidan ka wada degmada Matabaan ee gobolka Hiiraan,...

Madaxweynaha Soomaaliya oo La Filayo Inuu Guddoomiyo Kulan Ka Mid ah Golaha Ammaanka ee...

Muqdisho - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa la filayaa inuu u safro magaalada New York ee dalka Mareykanka, halkaas oo uu ku...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...