Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul Wasaare Xamze oo qaabilay wafdi Heer Caalami ah

Muqdisho – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi , ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay Agaasimaha Hay’adda Maaliyadda Caalamiga ah (IFC) ee...

Wafdi ka Socda Waqooyi Bari iyo Galmudug oo Booqday Degmada Adhicadeeye

SOOL ,Laascaanood _ Wafdi ay hoggaaminayaan Madaxweynaha Dowlad-goboleedka Waqooyi Bari Soomaaliya, Cabdulqaadir Axmed Aw-Cali, iyo Madaxweynaha Galmudug, Axmed Cabdi Kaariye, ayaa galabta booqasho ku...

Soomaaliya iyo Qatar oo kala saxiixday Heshiis Iskaashi Difaac

DOHA - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya iyo Dowladda Qatar ayaa kala saxiixday heshiis iskaashi difaac oo lagu xoojinayo xiriirka milatari iyo wada-shaqeynta amniga ee u...

Dowlada oo shirka ku casuuntay madasha mustaqbalka.

MUQDISHO - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa si rasmi ah ugu casuuntay Madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland, Siciid Cabdullaahi Deni iyo Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe),...

Maxkamad Fasaxday Xildhibaanada Soomaaliya ee Golaha Sharcidejinta Bariga Afrika

TANZANIA — Maxkamadda Racfaanka Bulshadda Bariga Afrika ayaa laashay go’aamadii looga hor-istaagay ergayada Soomaaliya ee Golaha Sharcidejinta Bariga Afrika (EALA), taasoo meesha ka saartay...

Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya oo wajahaysa fadeexad ka dib safarkii Cirro ee Tel Aviv

Muqdisho, Soomaaliya — Hay’adda Duulista Rayidka Soomaaliya ayaa wajahaysa fadeexad ka dib markii diyaarad uu saarnaa Madaxweyne Cabdiraxmaan Cirro ay martay hawada Soomaaliya, iyadoona...

Duqa Muqdisho oo Ka Hadlay Bannaanbax Wadayaasha BL-ka iyo Diiwaangelinta Gaadiidka

Muqdisho, Soomaaliya — Guddoomiyaha Maamulka Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho, Dr. Xasan Maxamed Xuseen (Muungaab), ayaa maanta ka hadlay bannaanbax ay saakay dhigeen...

Munaasabad Shahaado lagu Gudoonsiinayey Arday Soomaaliyeed oo ka dhacday Turkiga

Ankara, Turkiga — Safiirka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ee dalka Turkiga, Mudane Danjire Fathudin Cali Maxamed (Ospite), oo ay wehelisay U-Qeybsanaha Waxbarashada iyo Tacliinta Sare,...

Guddoomiyaha Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Guddoomiyaha Degmada Marka oo booqday Xerada AUSSOM

MARKA - Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Shabeellaha Hoose, Abuubakar Cabdalla Bashiir, iyo Guddoomiyaha Degmada Marka, Mudane Aadanli Axmed Maxamed, ayaa maanta booqasho ku tagay...

Taliska Booliiska Oo Gacanta Kusoo Dhigay Labo Eedeysane oo Ku Howlanaa Dhac iyo Dhibaatayn...

Muqdisho – Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa Saldhigga Dayniile, ayaa gacanta ku soo dhigay labo eedeysane oo la tuhunsan yahay inay caadaysteen dhaca...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...