Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Soomaaliya oo Soo Dhaweysay Go’aanka Maxkamadda Rafcaanka Bariga Afrika ee Ku Saabsan Xildhibaanada EALA

Muqdisho, Soomaaliya - Wasaaradda Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah ee Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa soo dhaweysay go’aanka ay Isniintii, 19 Janaayo 2026, soo...

Taliyaha Booliska Qaybta Jubbada Hoose oo Kormeer ku Tagay Degmada Dhoobley

Dhoobley, Jubbada Hoose — Taliyaha Qaybta Booliska Gobolka Jubbada Hoose, Kornayl Sadiiq Maxamuud Dhogor, oo howlo shaqo u jooga magaalada Dhoobley, ayaa kormeer ku...

Hormuud Telecom oo Ku Eedeysay Ciidamada Kenya Burburinta Kaabayaasheeda Isgaarsiinta ee Koonfurta Soomaaliya

Kismaayo, Soomaaliya — Shirkadda isgaarsiinta ee ugu weyn Soomaaliya, Hormuud Telecom, ayaa ku eedeysay ciidamada dowladda Kenya in ay si ula kac ah u...

Guddoomiyaha NCRI iyo Ku-xigeenka Wakiilka UNHCR oo Ka Wadahadlay Xoojinta Iskaashiga iyo Ilaalinta Xuquuqda...

Muqdisho — Guddoomiyaha Hay'adda Qaxootiga iyo Barakacayaasha Qaranka (NCRI), Mudane Axmed Xuseen Cilmi, iyo ku-xigeennadiisa ayaa maanta si diiran ugu qaabilay Ku-xigeenka Wakiilka Hay'adda...

Wasiirka Amniga Gudaha oo Furay Shir Lagu Horumarinayo Barnaamijka Wadajirka Booliska

MUQISHO - Wasiirka Amniga Gudaha, General Cabdullaahi Sheekh Ismaaciil (Fartaag), ayaa maanta furay shir muhiim ah oo lagu horumarinayay Wejiga Labaad ee Barnaamijka Wadajirka...

EUTM-Somalia oo Xoojisay Isgaarsiinta Ciidamada Soomaaliyeed

Muqdisho, Soomaaliya — EUTM-Somalia ayaa qabatay seminaaro iyo tababaro lagu xoojiyay xirfadaha isgaarsiinta istiraatiijiga ah ee Ciidamada Qalabka Sida ee Qaranka Soomaaliya (SNA) iyo...

Ciidanka Danab oo Howlgallo Ka Wada Duleedka Kismaayo

Kismaayo, Soomaaliya — Ciidamo ka tirsan Kumaandooska Danab ayaa howlgallo ka dhan ah kooxda Al-Shabaab ka wada deegaanno ku teedsan duleedka magaalada Kismaayo, xarunta kumeel-gaarka...

Israa’iil oo ka walaacsan doorka sii kordhaya ee Masar ee Soomaaliya iyo Geeska Afrika

Tel Aviv — Israa’iil ayaa ka walaacsan tahay ballaarinta degdegga ah ee doorka milatari iyo kan diblomaasiyadeed ee Masar ay ka waddo Soomaaliya iyo...

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe Touadera oo ku guuleystay xilkiisii saddexaad

Bangui – Maxkamadda dastuuriga ah ee Jamhuuriyadda Afrikada Dhexe ayaa Isniintii shaacisay natiijooyinka kama dambaysta ah ee doorashadii madaxtinimo ee bishii hore, iyadoo xaqiijisay...

Mas’uuliyiin ka tirsan Hirshabeelle oo Deeq Xoolo iyo Agab Kale Gaarsiiyay Ciidanka Xoogga Dalka

Shabeellaha Dhexe, Soomaaliya — Mas’uuliyiin ka tirsan Dowlad-Goboleedka Hirshabeelle ayaa deeq isugu jirta xoolo nool, mootooyin iyo agab kale gaarsiiyay Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee...

WARAR KALE

Guddiga Dhaqaalaha ee Aqalka Sare oo kulan la yeeshay Wasaaradda Maaliyadda

Muqdisho, Soomaaliya - Guddiga Dhaqaalaha, Maaliyadda, Ganacsiga, Warshadaha, Isgaarsiinta iyo Dalxiiska ee Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, oo gudanaya waajibaadkooda dastuuriga ah, ayaa...

Taliyaha Ciidanka Dhulka oo kormeeray difaacyada hore ee Ciidamada Xoogga Dalka ee Baydhabo

Baydhabo, Soomaaliya - Taliyaha Ciidanka Dhulka ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed, Sareeye Guuto Sahal Cabdullaahi Cumar “Gen. Khaalid”, oo howlo shaqo u jooga magaalada Baydhabo...

Guddiga Xuquuqul Insaanka ee Golaha Shacabka oo la kulmay mas’uuliyiinta Wasaaradda Arrimaha Gudaha

Muqdisho, Soomaaliya: Guddiga Xuquuqul Insaanka, Haweenka iyo Arrimaha Bani’aadanimada ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan shaqo la yeeshay Wasiiru-dowlaha Wasaaradda Arrimaha...