Sawirro: Yaa kusoo baxay doorashada xildhibaan ee ka dhacday Muqdisho?

MUQDISHO (SMN) - Doorashada shan kursi oo ka tirsan golaha shacabka kana soo jeeda gobollada waqooyi ee dalka ayaa goordhow lagu soo gabagabeeyay magaalada...

Swan oo la kulmay musharaxiinta u taagan guddoonka Golaha Shacabka

MUQDISHO (SMN) - Wakiilka xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u jooga Somalia James Swan ayaa maanta kulamo la qaatay qaar ka mida musharaxiinta u...

Madaxweynaha JFS oo ka qayb-galay munaasabad lagu xusayay qaadista cunaqabateynta hubka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya mudane Dr. Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ka qayb galay munaasabad loogu mahad celinayay dowladihii codkooda ku taageeray go’aankii...

Shirka golaha wasiirada uga socdo Muqdisho oo galay maalintii labaad

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaare Ku Xigeenka Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Saalax Axmed Jaamac, ayaa sheegay in loo baahan yahay in laga miro...

Ra’iisul wasaare Xamza oo war kasoo saaray dilkii loo gaystay taliye Suulnuug

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa tacsi tiiraanyo leh u diray qoyska, qaraabada iyo ummadda Soomaaliyeed...

Cali Guudlaawe oo war kasoo saaray geerida wasiir Maxamed Axmed

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha Hirshabelle Mudane Cli Guudlaawe Xuseen ayaa tacsi u diray eheladii, qaraabadii, qoyskii iyo Shacbiga Hirshabelle ee uu ka geeriyooday Allaha...

Somaliland under pressure to halt forced evictions in Las Anod

MOGADISHU - The Somali government on Thursday called on authorities in the semi-autonomous region of Somaliland to stop forced evictions in the northern part...

Musharaxiinta oo gudbiyey xubnaha ay ka cabanayaan ee guddiga doorashada

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa kula kulmay xubno matalayay Midowga Musharraxiinta oo kala ah Madaxweyneyaashii hore...

Ra’iisul wasaare Rooble oo war cusub ka soo saaray doorashooyinka dalka

MUQDISHO (SMN) - Raysal wasaaraha Xukuumadda Fedaraalka Soomaaliya Maxamed Xuseen Rooble ayaa ka hadlay xaalada cakiran ee uu dalka ku jiro in looga samata...

WARAR KALE

Maamulka gobolka Shabeelaha Hoose oo ku baxay xiisad ka taagan Lambar Konton

AWDHEEGLE (SMN) - Wafdi uu Hogaaminayo Gudoomiyaha Maamulka Gobolka Shabellaha Hoose Mudane Mohamed Ibrahim Barre oo uu qeyb ka ayaa Xil-Hussein Ali Haji ayaa...

Dowladda Soomaaliya oo ciidamo boolis ah u dirtay Sh/Dhexe + Ujeedka

MUQDISHO (SMN) - Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa ciidamo Daraawiish ah u diray gobolka Sh/Dhexe si ay u kala dhex-gala beelo ku dagaalamay tuullooyin...

Dowladaha Soomaaliya iyo Shiinaha oo ka wada-hadlay arrimo xasaasi ah + Sawirro

MUQDISHO (SMM) - Agasimaha Guud Ee Wasaaradda Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Faderalka Somaliya Mudane Bashiir Macallim Cali ayaa Magaalada Muqdisho kulan kula qaatay...