Hay’adda SoDMA oo shixnad gargaar ah gaysay gobolka Gedo + Sawirro

DOOLOW (SMN) - Degmada Doloow ee Gobolka Gedo, ee dowlad goboleedka Jubbaland oo kamid ah goobaha cabsida laga qabo in roobabka Gu'ga daadad iyo...

Ra’iisul wasaare Xamza oo la kulmay guddoonka labada Aqal + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Hamza Abdi Barre, oo booqday Guddoomiyeyaasha labada Aqal ee Baarlamaanka JFS,  ayaa kulamo uu...

NISA oo gacanta ku dhigtay xubno doonayay inay ku biiraan Al-Shabaab

AFGOOYE (SMN) - Ha’yadda Sirdoonka iyo Nabad Suggida Qaranka ee NISA ayaa gacanta kusoo dhigtay 28 xubnood oo 25 ka mid ah ay doonayeen...

Guddoomiyihii deegaanka Leego oo qarax lagu dilay & Wararkii ugu dambeeyey

Faah faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay qarax nooca miinada ah oo xalay ka dhacay qeybo...

Dhageyso: Warka subax ee Idaacadda Shabelle

Halkan hoose ka dhageyso warka subax Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho.

R/W Rooble oo soo saaray go’aan dalka looga ceyrinayo wakiilka Midowga Afrika

MUQDISHO (SMN) - Dowladda Soomaaliya ayaa u aqoonsatay Wakiilka Midowga Afrika ee Soomaaliya Danjire Francisco Madeira in uu yahay shakhsi aan dalka laga rabin. Francisco...

Koonfur Galbeed oo shaacisay doorashada kuraas ka mid ah BF

BAYDHABO (SMN) - Guddiga hirgelinta doorashada dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed  ayaa shaaciyay qabashada  lix 6 kursi oo deegaan doorashadoodu tahay Baydhabo. Doorashada kuraastan ayaa lagu...

Degmada Wadajir oo u gudubtay wareega saddexaad ee tartanka Shabelle

MUQDISHO (SMN) – Degmooyinka Wadajir iyo Balcad oo ka kala tirsan gobollada Banaadir iyo Shabeelaha Dhexe ayaa xalay ku baratamay tartan aqooneedka faca weyn...

Sawirro: Wabiga Shabelle oo ku fatahay deegaano ka tirsan Shabeelaha Hoose

BUULO-MAREER (SMN) - Wabiga Shabeelle ayaa saacadihii la soo dhaafay ku fatahay deegaannada Buula-mareer iyo Golweyn ee gobolka Shabeelaha hoose, waxaana sawiro halkaas laga...

Ciidamada Xoogga dalka oo howlgallo ka wada duleedka degmada Afgooye

AFGOOYE (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo culus oo ay maanta ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed ka wadaan duleedka degmada Afgooye...

WARAR KALE

Somalia: World Press Freedom Day Symposium Highlights the Role of Journalism in Environmental Crisis

Mogadishu, Somalia - The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) and the U.S. Embassy in Somalia joined forces to celebrate World Press Freedom Day...

Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay wakiilka QM ee Soomaaliya + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Arimaha...

UN Special Representative Catriona Laing Bids Farewell to Southwest State of Somalia

BAIDOA, Somalia - The UN Special Representative for Somalia, Catriona Laing, recently concluded her farewell visits to the Southwest State of Somalia, where she met...