Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan iyo wafdi uu hoggaaminayo oo gaaray Feer feer

Wafdi wasiiro ka tirsan Hirshabeelle iyo Guddoomiyaha Gobolka Hiiraan ayaa gaaray deegaanka feer feer ee dhaca xadka Soomaaliya iyo itoobiya.

SNA and AMISOM launch Joint Operations Coordination Centre (JOCC) in Mogadishu

MOGADISHU - The African Union Mission in Somalia (AMISOM) and the Somali National Army (SNA) on Wednesday launched a Joint Operations Coordination Centre...

Rooble oo war kasoo saaray doorashada guddoomiyaha cusub ee BF Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa war ka soo saaray doorashada guddoomiyaha cusub ee Golaha Shacabka oo lagu...

Faah faahino kasoo baxaya nin xaaskiisa ku dilay degmada Warta Nabadda

Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya nin la sheegay inuu xalay xaaskiisa ku dilay magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana la helayaa faah...

Wasiirka amniga oo soo saaray dalab la xiriira xariga Sheekh Mukhtaar Roobow

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka amniga Soomaaliya, Cabdullaahi Maxamed Nuur ayaa faray ku simaha hay'adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka in 48 saac uu ku...

Wararkii ugu dambeeyey qarax ka dhacay Dayniile + khasaaraha

MUQDISHO (SMN) - Warar kala duwan ayaa ka soo baxaya qarax maanta ka dhacay  duleedka degmada Dayniile, kaas oo lala eegtay ciidamo ka tirsan...

Maxaa ka soo baxay shirka golaha wasiirada xukuumadda Soomaaliya?

MUQDISHO (SMN) - Shirka Todobaadlaha ah ee Golaha Wasiirrada oo uu guddoominayey Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa lagu...

WARAR KALE

Somalia: World Press Freedom Day Symposium Highlights the Role of Journalism in Environmental Crisis

Mogadishu, Somalia - The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) and the U.S. Embassy in Somalia joined forces to celebrate World Press Freedom Day...

Madaxweyne Laftagareen oo la kulmay wakiilka QM ee Soomaaliya + Sawirro

BAYDHABO (SMN) - Madaxweynaha Koonfur Galbeed Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed Laftagareen ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Wakiilka Gaarka ah ee Qaramada Midoobay ee Arimaha...

UN Special Representative Catriona Laing Bids Farewell to Southwest State of Somalia

BAIDOA, Somalia - The UN Special Representative for Somalia, Catriona Laing, recently concluded her farewell visits to the Southwest State of Somalia, where she met...