WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Muxuu ahaa ujeedka shirka uu guddoomiyay ra’iisul wasaare Xamza?

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa guddoomiyey kulanka Guddi Hoosaadka Golaha Wasiiradda ee Tiirka Soomaali Heshiis...

Duqa Muqdisho oo la kulmay ardayda Soomaaliyeed ee ku sugan Serbia

BELGRADE (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuuuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Magaalada Belgrade kulan kula qaatay Ardeyda Soomaaliyeed ee...

Xujeyda Soomaaliyeed oo xaalad adag ay ku heysato Boqortooyada Sacuudiga

MADIINA (SMN) - Wararka laga helayo dalka boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa sheegaya in muwaadin Soomaaliyeed oo kamid ah xujeyda tegtay dalkaas uu ku geeriyooday...

Ciidamada dowladda oo howlgallo qorsheysan ka sameeyay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgallo qorsheysan oo xalay ciidamada ammaanka dowladda Soomaaliya ay ka sameeyeen gudaha magaalada Muqdisho. Howlgallada...

Guddoomiye Cali Jayte Cismaan oo xilka qaadis lagu sameeyay

JOWHAR (SMN) - Madaxweynaha  Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen ayaa xalay xilkii ka qaaday gudoomiyihii maamulka gobolka Hiiraan Mudane Cali Jayte Cismaan, kadib wareegto...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo kulan la yeeshay guddiga dib u eegista Dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa labo kulan la kala qaatay Guddiga La socodka Dib-u-eegista iyo Hirgelinta Dastuurka...

Sawirro: Axmed Madoobe oo kulan la yeeshay ergeyga cusub ee QM

KISMAAYO (SMN) - Madaxweynaha Jubaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa Xarunta Madaxtooyada ku qaabilay Ergayga cusub ee Qaramada Midoobey ee Soomaaliya Danjire Catriona Laing...

Duqa magaalada Muqdisho oo weli kulamo ka wada dalka Serbia + Sawirro

BELGRADE (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) oo safar shaqo ku jooga Magaalada Belgrade ee dalka...

R/W Xamza oo shaaciyay in xukuumadiisa ay shaqaaleysiisay 23 kun oo qof + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta tababar u furay Macallimiinta cusub ee 3,000 ah ee...

Madaxweynaha Puntland oo eryay laba ka mid ah golihiisa wasiirada + Sababta

GAROOWE (SMN) - Madaxweynaha maamul goboleedka Puntland, Saciid Cabdullaahi Deni ayaa maanta xilka qaadis ku sameeyay laba wasiir oo kamid ah xukuumaddiisa, kadib wareegto...

WARAR KALE

Sawirro: Maxay ka wada-hadleen duqa Muqdisho iyo George Conway?

MUQDISHO (SMN) -  Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa Aqalka Dowladda Hoose ee Xamar ku qaabilay Ku-xigeenka...

Tragic Accident Claims Life of Puntland Parliament Member

GAROWE, Somalia  - In a somber turn of events, Ali Ahmed Mohamud, a respected member of the Puntland parliament, met with a fatal car...

Famaajo joins Political Leaders Unite in Opposition to NCC Meeting Outcome

MOGADISHU, Somalia  - In a surprising turn of events, former President Mohamed Abdullahi Farmajo has emerged as one of the opponents against the decisions...