Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweynaha oo la kulmay Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Imaaraatka

Muqdisho, Maarso 20, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wafdi uu hoggaaminayo Wasiiru-Dowlaha Arrimaha Dibadda ee Isutagga...

Midowga Afrika oo cambaareeyay weerar hoobiye oo lagu qaadey Garoonka Aadan Cadde

MUQDISHO, Soomaaliya - War-saxafaadeed kasoo baxay howlgalka Midowga Afrika ayaa lagu cambaareeyay weerar hoobiye oo Al-Shabaab ku qaadey Garoonka diyaaradaha Aadan Cadde Maalintii...

Ciidamada dowladda oo howlgal ka fuliyay gobolka Shabeellaha Dhexe

MUQDISHO, Soomaaliya - Ciidamada dowladda Soomaaliya oo kaashanaya kuwa dadk deegaanka ayaa weeraray saldhig ay Al-Shabaab ku lahayd gobolka Shabeellaha Dhexe, sida lagu...

Faahfaahin Dheeraad ah oo ka soo Baxday Dagaal ka Dhacay Sabiib iyo Caanoole

Afgooye – Warar cusub ayaa kasoo baxay dagaal culus oo saaka dhexmaray ciidamada dowladda iyo Al-Shabaab, waxaana uu dagaalka ka dhacay deegaanka Sabiib iyo...

Mareykanka oo cambaareeyay weerarkii lagu dili rabey Madaxweyne Xasan Sheekh

Dowladda Mareykanka ayaa codkeeda ku biirisay dalalka saaxiibada la ah Soomaaliya ee cambaareeyay weerarkii Talaadadii lagu qaadey Kolonyo galbinaysay Madaxweynaha dalka Xasan Sheekh, kaasoo...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Kulamo La Qaatay Hoggaanka Ciidamada Jiidaha Hore

MOQOKORI - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, oo ku sugan jiidaha hore ee dagaalka ka dhanka ah argagixisada, ayaa caawa...

Imaaraatka oo Si Xoogan u Canbaareeyay Isku Dayga Dilka ee Xasan Sheekh

ABU DHABI — Isutagga Imaaraatka Carabta ayaa si xooggan u canbaareeyay isku dayga dilka ee Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, kaasoo sababay dhimasho iyo...

Somalia iyo Serbia oo ka hadlay xoojinta xiriirkooda

Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Serbia, Marko Đurić, ayaa wada-hadal dhanka taleefoonka  la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda ee Soomaaliya, Axmed Moalim Fiqi, iyagoo ka wada...

Xuseen Sheekh Cali oo ka hadlay Qaraxa lala eegtay Xasan Sheekh

MUQDISHO, Soomaaliya - Xuseen Sheekh Cali, oo ah la-taliyaha amniga qaranka ayaa sheegay in Madaxweyne Xasan Sheekh uu bad-qaba, kadib markii qarax lagula...

Madaxweynaha Soomaaliya oo gaarey jiida hore ee dagaalka Al-Shabaab

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa gaarey jiidaha hore ee dagaalka Al-Shabaab, si uu garab-istaag ugu muujiyo Ciidamada dowladda iyo...

WARAR KALE

Somalia, AU discuss border security and counterterrorism cooperation

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s immigration authorities and the African Union discussed strengthening cooperation on security, migration and border management during a meeting in Mogadishu...

Somalia Intelligence Agency Arrests 11 in Al-Shabaab Network Crackdown in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia — Somalia’s National Intelligence and Security Agency said its forces have dismantled several Al-Shabaab networks operating in Mogadishu and surrounding areas, arresting...

Mareykanka oo dib u cusbooneysiiyay $5 milyan oo abaalmarin ah oo lagu raadinayo Khadra...

WASHINGTON — Dowladda Mareykanka ayaa mar kale shaacisay abaalmarin lacageed oo gaareysa $5 milyan oo lagu bixinayo xog horseedi karta in la helo Khadra...