Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Rooble oo Taageeray Hindisaha Madaxweyne Hassan Sheikh ee Wadahadalka

MOGADISHU, Soomaaliya โ€” Raโ€™iisul Wasaaraha hore ee Soomaaliya, Mohamed Rooble, ayaa muujiyey taageeradiisa ku aaddan hindisaha Madaxweyne Hassan Sheikh Mohamud ee ah inuu...

Golaha Warbaahinta Madaxa banaan wuxuu soo dhaweynayaa Gogosha uu Madaxweynaha u fidiyey Ururada bulshadda...

MUQDISHO, Soomaaliya - Golaha Warbaahinta Madaxa-banaan ayaa soo saarey war-saxaafadeed uu ku soo dhaweynayo gogosha uu Madaxweynaha dalka Xasan Sheekh u fidiyey Ururada...

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Oo Ciidamada Salaadda Ciidda Kula tukadey Lambar 50

Lambar 50, Shabeellaha Hoose โ€“ Ra'iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Xamsa Cabdi Barre, ayaa maanta (Sabti) saaka ka qeybgalay Salaadda Ciidda oo la...

Madaxweynaha oo shacabka Salaadda Ciida Masaajidka Isbahaysiga Islaamka

Muqdisho, Maarso 30, 2025; Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Masaajidka Isbahaysiga Islaamka kula oogay Salaadda Ciiddul Fidriga, Kumannaan ka mid...

Ha Gelin Halis Mustaqbalkaaga: Maraykanku Wuxuu Adkeeyay La Dagaallanka Tahriibka Sharci-darrada ah

Si looga dhigo Maraykanku waddan amaan ah, xooggan, oo barwaaqo ah, Madaxweyne Trump wuxuu xaqiijinayaa in sharciga socdaalka ee Maraykanka la raaco. Haddii aad...

Madaxweynaha Soomaaliya oo Maraykanka u Bandhigay inuu Berbera iyo Boosaaso ka dhisto Saldhigyo militeri...

MUQDISHO, Soomaaliya - Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa u diray warqad dhigiisa Maraykanka, Donald Trump, taasoo uu ku caddeeyay in Soomaaliya diyaar u...

Shir k saabsan howlgalka AUSSOM oo Lagu Soo Gabagabeeyayย Muqdisho

MUQDISHO, Soomaaliya - Wakiillo ka socday Midowga Afrika, dowladda Federaalka iyo dalalka ay ciidamada ka joogaan Soomaaliya ayaa soo gabagabeeyay shir afar maalmood...

DF oo lagu warejiyay Gaadiidka Gaashaaman ee dagaalka iyo agab Ciidan

MUQDISHO - Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa ka guddoontay Midowga Afrika gaadiidka gaashaaman ee dagaalka iyo agab ciidan, kuwaas oo muhiim u ah xoojinta...

Sanbaloolshe iyo Daba-Geed oo Shir muhiim ah la yeeshay Odayaasha Dhaqanka

MUQDISHO, Soomaaliya - Agaasimaha Hey'adda Nabadsugidda iyo Sirdoonka Qaranka (NISA), Cabdullaahi Maxamed Cali, iyo Madaxweyne Kuxigeenka Hirshabeelle, Yuusuf Axmed Hagar, ayaa maanta shir...

WARAR KALE

Ciidanka Danab oo Howlgallo Dhulka ah iyo Duqeyn Cirka ah ka Fuliyay Gobolka Baay

Baydhaba โ€“ Ciidanka Kumaandooska Danab ee Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa howlgallo qorsheysan ka fuliyay deegaannada Warta Madax Maroodi iyo Leego ee gobolka Baay, kuwaas...

Ciidanka Xoogga Dalka oo Dagaal Culus Al-Shabaab kula Galay Duleedka Leego

Shabeellaha Hoose โ€“ Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa dagaal culus la galay maleeshiyaad ka tirsan Al-Shabaab, xilli ay ciidamadu howlgallo ka dhan ah kooxda...

UN Experts Condemn Removal of Somaliaโ€™s Supreme Court Chief, Demand His Reinstatement

MOGADISHU โ€” United Nations human rights and judicial independence experts have strongly condemned the removal of Somaliaโ€™s former Supreme Court chief, Bashir Yusuf Ahmed,...