WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne ku xigeenka maamulka Puntland oo kormeer sameeyey

GAROOWE (SMN) - Ku-simaha Madaxweynaha Maamulka Puntland Ahna Madaxweyne Ku-xigeenka Mudane Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta kormeeray Banggiga Dhexe ee Puntland. Madaxweyne Ku-xigeenka ayaa...

Koonfur Galbeed xal u raadineyso dadkii laga masaafuriyey Laascaanood

BAYDHABO (SMN) - Maamulka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa sheegay in dad ka badan lix boqol oo ah dadkii laga soo musaafuriyay Laascaanood uu dejiyay...

Ciidamo ka tirsan kuwa Puntland oo qarax culus lala eegtay + khasaaraha

Boosaaso (SMN) - Faah faahino dheeraad ah ayaa waxaa laga helayaa khasaaraha ka dhashay qarax ciidamo ka tirsan kuwa Puntland maanta lagula eegtay gobolka...

Maxkamadda ciidamada oo xukuntay rag dhac u geystay xarun ganacsi

MUQDISHO (SMN) - Faarax Cabdullaahi Calasow “Faaraxey”  iyo Maxamed Abshir Maxamed “Camey” ayaa markii ugu horraysay ka soo Muuqday Camerada Carwa Kaah Electronic oo...

UK oo shaacisay magaca ninka loo heysto dilka xildhibaan David Amess

LODNON (SMN) - Booliiska dalka Britain ayaa waxay shaaciyeen magaca nin Soomaali ah oo loo haysto dilkii xildhibaan ka tirsanaa baarlamaanka dalkaasi. Ninkani oo magaciisa...

Wararkii ugu dambeeyey dagaal culus oo ka dhacay deegaanka Af-urur

Boosaaso (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Bari ayaa sheegaya in saaka dagaal u dhexeeyey ciidamada Puntland iyo Al-Shabaab uu ka dhacay gobolkaasi. Dagaalka...

Rooble oo kulan casho ah ku maamuusay Ergada Soomaaliya ee Kiiska Badda

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa munaasabad soo dhaweyn ah u qabtay Ergadii Soomaaliya ee Kiiskii difaaca...

WARAR KALE

Senior Somali Police Officer Assassinated in Mogadishu

MOGADISHU, Somalia  - A senior Somali police officer, Lieutenant Colonel Adan Biid, was tragically shot dead by unidentified gunmen in the capital city of...

Sarkaal ka tirsanaa Booliska Somalia oo lagu dilay toogasho ka dhacday Muqdisho

MUQDISHO (SMN) -  Sida ay ilo xog-ogaal ah u xaqiiyeen Shabelle nin ku hubeysan Bastoolad ayaa toogtay Aadan Biit oo ahaa sarkaal ka tirsan...

Mysterious Drone Crashes in Somalia’s Sool Region Raise Concerns

TALEH, Somalia  - On May 3, 2024, residents in the Sool region of Somalia, particularly around the historic town of Taleh and the Kalcad...