WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Bashiir Goobe oo maanta loo dhaariyey xilkiisa cusub

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiye ku-xigeenka 1-aad ee Golaha Shacabka ee BJFS Ayaa shir Guddoomiyay Kulanka Guddiga joogtada ah ee Golaha Shacabka oo lagu dhaariyay...

Ciidamada dowladda oo gacanta ku dhigay saraakiil ka tirsan Ahlu Sunna

GURICEEL (SMN) - Warar ka imaanayaa magaalada Guriceel ayaa waxaa ay sheegayaan in ciidamadda dowladda Soomaaliya iyo kuwa daraawiishta maamulka Galmudug ay gacanta ku...

Dagaal culus oo markale dib uga qarxay waqooyiga magaalada Guriceel

GURICEEL (SMN) - Wararka ka imanaya magaalada Guriceel ee bartamaha Soomaaliya ayaa sheegaya in markale uu halkaasi dib uga qarxay dagaal xooggan oo u...

Rooble oo xafiiskiisa ku qaabilay wafdi ka socda Qaramada Midoobay

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa xafiiskiisa ku qaabilay ergayga gaarka ah ee hay’adda UNHCR u qaabilsan...

Wasiirka ganacsiga Soomaaliya oo kulamo ka wada Turkiga

ISTANBUL (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga iyo Warshadaha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Khaliif Cabdi Cumar oo maalmahii u dambeeyey hawlo shaqo u joogay dalka...

Taliye Baakaay “Aniga waa noolahay, waxaan ku dhex lugeynaa Guriceel”

GURICEEL (SMN) - Korneyl Maxamuud Xasan Ibraahim (Baakaay) oo ah taliyaha guutada shanaad, qaybta 21 aad ee ciidamada Xoogga dalka Soomaaliyeed oo la hadlay...

Wasiir Jamaal oo la kulmay wasiirka qorsheynta ee HirShabelle

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta Qaranka, Mudane Jamaal Maxamed Xasan oo ay wehliyaan Agaasimaha Xalka Waara Marwo Zahra Cabdi Maxamed, Madaxa xariirka deeq-bixayaasha...

Wararkii ugu dambeeyey khasaaraha dagaalkii ka dhacay Guriceel

GURICEEL (SMN) - Ugu yaraan 20 qof ayaa lagu soo waramayaa inay ku dhinteen 40 ka badanna ay ku dhaawacmeen dagaal magaalda Guriceel saakay...

WARAR KALE

Ciidamada DANAB oo weerar ku qaaday maleeshiyaad ku sugnaa Wanlaweyn

WANLAWEYN (SMN) - Wararka ka imaanaya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in saacadihii lasoo dhaafay ciidamad sida gaarka ah u tababaran Danab ee Xoogga...

Somali Forces Strike Back Against Al-Shabaab in Lower Shabelle

MOGADISHU, Somalia - In a significant blow to the Al-Shabaab militants, the Somali National Army, with the support of international security partners, launched a...

Colaadda ka taagan gobollada dhexe oo gaartay meeshii ugu xumayd

DHUUSAMAREEB (SMN) - Gobollada Dhexe ee dalka waxaa ka taagan xaalad adag oo ka dhalatay colaadda kusii baaheysa Galgaduud iyo Mudug ee bartamaha Soomaaliya,...