WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul wasaare Xamza oo furay Koobka Dowlad-goboleedyada dalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyqdda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa galabta daah furay tartanka Dowlad-goboleedyada dalka iyo gobolka Banaadir oo...

Wararkii ugu dambeeyey ee dagaalka ka socda waddanka Ukraine

KYIV (SMN) - Madaxweynaha Ukraine Volodymyr Zelensky ayaa sheegay dagaalka Ukraine ka billaawday khamiisti shalay ahayd iney ku dhinteen 137 qof oo isugu jira...

Maxkamadda Ciidamada oo xabsi daa’in ku xukuntay nin lagu helay Shabaabnimo

MUQDISHO (SMN) - Ibraahim Cusmaan Macalin Abiikar ayaa loo soo xiray ka mid ahaanshaha Al-Shabaab, isagoo u qaabilsanaa Qeybta Qaraxyada iyo kala gudbinta Agabyada...

Wararkii ugu dambeeyey ee xaaladda Soomaalida ku xaniban dalka Ukraine

KYIV (SMN) - Qaar ka mid ah Soomaalida waxbarashada u joogay dalka Ukraine ayey weli caqabad ka haysataa sidii ay uga bixi lahaayeen dalkaasi...

Faahfaahino kasoo baxaya dagaal iyo duqeymo ka dhacay gobolka Mudug

CAAD (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya khasaaraha ka dhashay dagaal iyo duqeymo culus oo ka dhacay deegaanka Jeex-jeexa oo dhaca koonfurta...

Wasiirka arrimaha dibadda oo wada-hadal la yeeshay dhiggiisa Hungary

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa wadahadal khadka teleefoonka ah la yeeshay Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Ganacsiga ee Hungary...

Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada-hadal la yeeshay Xoghayaha guud ee QM

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud AYAA  khadka taleefanka kula xiriira  Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres,...

Sawirro: Cali Guudlaawe oo la kulmay musharixiinta ku sugan Beledweyne

BELEDWEYNE (SMN) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Madaxweyne Ku Xigeenka Mudane Yuusuf Axmed Hagar ayaaxalay kulan la...

WARAR KALE

Sawirro: Fiqi oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Mareykanka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Khamiis ah Caasimadda Muqdisho kaga guddoomay...

Somali Minister of Internal Security Meets with EU Delegation to Discuss Key Issues

MOGADISHU, Somalia - Somali Minister of Internal Security, Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, hosted an EU delegation led by Karin Johansson on the morning of...

U.S. Ambassador Presents Credentials to Somali Foreign Minister

MOGADISHU, Somalia - The newly appointed Ambassador of the United States of America to the Federal Republic of Somalia, Richard H. Riley, presented his...