WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Faah faahino kasoo baxaya dagaal ka dhacay gobolka Jubbada Hoose

KISMAAYO (SMN) - Wararka laga helayo gobolka Jubbada Hoose ayaa sheegaya in xalay dagaal u dhexeeyey ciidamada Jubbaland oo kaashanaya kuwa Kenya iyo Al-Shabaab...

Maxaa ka soo baxay shirka Golaha Wasiirada Soomaaliya? + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Golaha Wasiiradda Xukuumadda Jahmuuriyadda Federaalka Soomaaliya, ayaa kulankoodii todobaadlaha ahaa maanta ku ansixiyay magacaabista saddex xubnood oo ka mid noqonaya Guddiga...

Sawirro: Wasiir Mukhtaar Roobow oo la kulmay culimada wasaaradda

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Awqaafta iyo Arrimaha Diinta XFS Mudane Sheekh Mukhtaar Roobow oo uu weheliyo agaasimaha guud ee Wasaaradda Maxamed Xaaji Ibraahim...

Ciidamada dowladda oo howlgallo culus ka wada degmada Qoryooley + Ujeedka

QORYOOLEY (SMN) - Ciidamada ammaanka ee dowladda Soomaaliya ayaa saaka howlgallo culus oo amni xaqiijin ah ka wada degmada Qoryooley ee gobolka Shabeelaha Hoose.   Ujeedka...

Madaxweynaha Soomaaliya oo ku wajahan degmada Aadan Yabaal + Ujeedka

MAXAAS (SMN) - Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa lagu wadaa in saacadaha soo socda uu gaaro degmada Aadan Yabaal ee gobolka Shabeelaha Dhexe.   Socdaalkan...

Ra’iisul wasaare Xamza oo dib ugu soo laabtay dalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdigii uu hoggaaminayay ayaa galabta dalka dib ugu soo laabtay,...

WARAR KALE

SoDMA Commissioner Meets with Jubaland State President Ahmed Madobe

MOGADISHU, Somalia - The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahamuud Moallim, recently met with Jubaland State President Ahmed Madobe.   The discussions centered...

Shirka amniga DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka Amniga Federaalka, S/Guuto  Cabdulaahi  Sheelkh osmaaciil  Fartaag  ayaa maanta Magalada Dhuusamreeb ee Caasimada Dowladda Galmudug ka daahfuray shirka wadatashiga Hormarinta...

Somali National Army Neutralizes Al-Shabaab Militant in Lower Shabelle Operation

MOGADISHU, Somalia - In a successful operation conducted in the Golweyn area of the Lower Shabelle region, the Somali National Army (SNA) has eliminated...