WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Ra’iisul wasaare Xamza Cabdi Barre oo magacaabis sameeyay (Akhriso)

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka, Mudane Xamsa Cabdi Barre ayaa maanta sameeyay magacaabis, kadib wareegto uu soo saaray.   Xamza ayaa u magacaabay...

Yaasiin Farey oo loo doortay xubin ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya

DHUUSAMAREEB (SMN) - Yaasiin Cabdullahi Maxamuud (Farey) oo ah agaasimaha KMG ee hay'adda NISA ayaa loo doortay xildhibaan ka tirsan Golaha Shacabka Soomaaliya, kadib...

Soomaaliya oo ka qayb-gashay shirka wadamada G20

MUQDISHO (SMN) - Wasiir Ku-Xigeenka Wasaaradda Caafimaadka XFS Xildh. Dr. Mohamed Hassan Mohamed Bulaale oo ka qaybglaay shirka wadamada G20 ayaa la kulmay Wasiiradda...

Ra’iisul wasaare Rooble oo kulan la leh Midowga Musharixiinta + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul wasaaraha xukuumadda Soomaaliya, Mudane Maxamed Xuseen Rooble ayaa haatan kulan gaar ah la leh Midowga Musharraxiinta mucaaradka. Kulanka oo ah mid...

Ciidamada SSC oo dagaal kula wareegay xerada Goojacadde iyo Maraaga

LAASCAANOOD (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa ka soo baxaya dagaal saaka bilowday duleeeka bari ee magaalada Laascaanood, kaas oo u dhexeeya ciidamada Somaliland...

Guddiga doorashada gobolada waqooyi oo shaaciyey doorashada 16 kursi

Muqdisho (SMN) - Guddiga maamulka doorashada gobolladda waqooyi ee Somaliland ayaa u gudbiyey Guddiga Hirgelinta Doorashooyinka Heer Federaal inay qaban doonaan 16 kursi oo...

Duqa Muqdisho oo Geel ku wareejiyay ciidamada ku sugan furinta dagaalka

MUQDISHO (SMN) -Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Ahna Duqa Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa maanta si rasmi ah Taliyaha qeybta 21-aad ee ciidanka xooga...

Ciidamada Kenya & Al-Shabaab oo ku dagaalamay degmada Ceelwaaq

CEELWAAQ (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Gedo ee koonfurta Soomaaliya ayaa sheegaya in xalay dagaal u dhexeeyey ciidamada Kenya iyo Al-Shabaab uu...

Faah-faahino ka soo baxaya qarax xoogan oo ka dhacay magaalada Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax barqanimadii maanta ka dhacay qaybo kamid ah degmada Dayniile ee gobolka Banaadir.   Qaraxa oo...

WARAR KALE

SoDMA Commissioner Meets with Jubaland State President Ahmed Madobe

MOGADISHU, Somalia - The Commissioner of the Somali Disaster Management Agency (SoDMA), Mahamuud Moallim, recently met with Jubaland State President Ahmed Madobe.   The discussions centered...

Shirka amniga DF iyo dowlad goboleedyada oo ka furmay Dhuusamareeb + Sawirro

DHUUSAMAREEB (SMN) - Wasiirka Amniga Federaalka, S/Guuto  Cabdulaahi  Sheelkh osmaaciil  Fartaag  ayaa maanta Magalada Dhuusamreeb ee Caasimada Dowladda Galmudug ka daahfuray shirka wadatashiga Hormarinta...

Somali National Army Neutralizes Al-Shabaab Militant in Lower Shabelle Operation

MOGADISHU, Somalia - In a successful operation conducted in the Golweyn area of the Lower Shabelle region, the Somali National Army (SNA) has eliminated...