WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Madaxweyne Lafta Gareen oo weli kulamo ka wada magaalada Xudur

XUDUR (SMN) - Madaxweynaha Dowlad Gobaleedka Koonfur Galbeed Cabdiasiis Xasan Maxamed Laftagreen ayaa kulan la qaatay sarakiisha ciidanka xoogga dalka qeybta 60-aad oo horkacayey...

Wasiirka difaaca Kenya oo sheegay inay ka hortagayaan weerarada Shabaab

NAIROBI (SMN) - Wasiirka wasaaradda difaaca dalka Kenya Aaden Barre Ducaale oo ku sugan deegaanada xuduuda gobolka Waqooyi Bari ee dalka Kenya ayaa sheegay...

Soomaaliya oo ka qeyb-gashay shirka Isbadalka Cimilada Adduunka ee Scotland

GLASGOW (SMN) - Shirka cimilada adduunka oo ka socda magaalada Glasgow ee Scotland, UK ayaa lagu tilmaamay shirkii ugu muhiimsanaa ee looga hadlo isbadalka...

Wasiirka maaliyadda Soomaaliya oo kulan la yeeshay madaxda IMF + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Maaliyadda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Md. Biixi Iimaan Cige ayaa kulan is-xog wareysi ah la yeeshay Madaxda Hey’adda Lacagta Adduunka...

Ciidamada Danab oo howl-gal qorsheysan ka fuliyey Shabeelaha Hoose

AWDHEEGLE (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Shabeelaha Hoose ayaa sheegaya in ciidamada sida gaarka ah u tababaran Danab ay howl-gallo ka dhan...

Maxkamadda racfaanka G/Banaadir oo soo gabagabeysay dacwadda 36 ajaaniib ah

MUQDISHO (SMN) - Maxkamadda racfaanka ee gobolka Banaadir ayaa markii saddexaad maAnta dhageysatay dacwad loo haysto 36 ajaniib kalluumeysato ah, kuwaas oo u kala...

Madaxweyne Cali Guudlaawe oo gaaray deegaanka Burka Diirimeed + Sawirro

CADALE (SMN) - Madaxweynaha Hirshabeelle Mudane Cali Guudlaawe Xuseen oo uu wehliyo Gudoomiyaha Gobolka Shabeellaha Dhexe Mudane Axmed Meyre Makaraan ayaa maanta gaaray deegaanka...

Garyaqaanka guud ee dalka oo ka digay boobka dhulalka danta guud

MUQDISHO (SMN) - Warqad kasoo baxday Xafiiska garyaqaanka guud ee Dowladda FS ee Muqdisho, Dr; Cusmaan Cilmi Guuleed ayaa ka digay in la boobo...

Xildhibaanada labada gole oo ansixiyey ku noqoshada Miisaaniyadda 2023-ka

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada labada Gole ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta cod aqlabiyad leh ku ansixiyay dib u eegista miisaaniyadda dowladda ee...

WARAR KALE

Hay’adda Amnesty International oo eedeyn culus u jeedisay Milatariga Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda xuquuqda aadanaha u dooda ee Amnesty International ayaa sheegtay in duqeymo mataano ah oo ay fuliyeen militariga Soomaaliya, oo adeegsanaya...

SoDMA oo qabatay shir ku saabsan dardar gelinta howlaha gurmadka deg-degga ah

MUQDISHO (SMN) - Hay’adda Maareynta Musiiboyinka Qaranka ee SoDMA ayaa Muqdisho ku qabatay shir Seddexdii biloodba mar dhaca, kaas oo looga hadlaayay dardar gelinta...

Faah-faahino kasoo baxaya duqeyn culus oo ka dhacday Shabeelaha Hoose

MARKA (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya duqeyn ay xalay diyaarado dagaal ka gaysteen degmada Kunya-barrow ee gobolka shabeelaha Hoose, taas oo...