WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Mas’uuliyiintii ku dhaawacmay weerarkii Laas Gacmey oo loo qaaday dibadda

MUQDISHO (SMN) - Faah-faahino kala duwan ayaa ka soo baxaya xaaladda mas'uliyiintii ku soo dhawacmay weerarkii ay shalay Al-Shabaab ku qaadeen deeganka Laas Gacmey...

Shirka Turkiga & Afrika oo maalintii 1-aad ku furmay heer wasiiro ah + Sawirro

ANKARA (SMN) - Meertada Saddexaad ee Shirweynaha Madasha Iskaashiga Turkiga iyo dalalka Afrika ayaa maanta ka furmay magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga, isaga oo...

Ganacsato Soomaali ah oo lagu dilay dalka Koonfur Afrika + Magacyada

CAPE TOWN (SMN) - Faah-faahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya dil ay xalay kooxo burcad Koonfur Afrikaan ah dalkaasi ugu geysteen laba muwaadin oo...

DF oo Liibiya kala hadashay xorriyad siinta muwaadiniinta Soomaaliyeed

ISTANBUL (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa kulan-doceed ka tirsan Shirweynaha Saddexaad ee Iskaashiga Turkiga iyo Afrika la qaatay...

Faahfaahin ku saabsan duqeyn ka dhacday magaalada Ceelbuur

CEELBUUR (SMN) - Dowladda federaalka Soomaaliya ayaa faah-faahin ka bixisay duqeyn culus oo saacadihii lasoo dhaafay ka dhacday magaalada Ceeblbuur ee gobolka Galgauud.   War kasoo...

Sawirro: MW Farmaajo oo kulan la qaatay madaxda gobolka Bamaadir

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kulan la qaatay Guddoomiyaha Gobolka Banaadir, Taliyeyaasha Ciidamada Xoogga Dalka, Booliska iyo...

Wasiirka Hawlaha Guud XFS oo ka qayb galay shirka sanadka ee mashruuca SHIIP

NAIROBI (SMN) - Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud,Dib u dhiska & Guriyeynta DFS Ismaaciil Cabdiraxmaan Sheikh Bashiir oo ka qayb-galay shirka diyaarinta qorshe hawleedka sanadka...

MW Farmaajo oo eedeyn culus u jeediyey ra’iisul wasaare Rooble

MUQDISHO ((SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Maxamed Farmaajo; Markuu dib u eegay Xeerkii Madaxweyne ee uu ku magacaabay Ra’iisul Wasaaraha XFS...

Guddoomiyaha maxkamadda ciidamada oo ka hadlay arrimo xasaasi ah

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha maxkamadda darajada koowaad ee ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya, Xasan Cali Nuur (Shuute) oo la hadlayay ciidamo ka tirsan kuwa...

WARAR KALE

Sawirro: Fiqi oo warqadaha aqoonsiga ka guddoomay safiirka cusub ee Mareykanka

MUQDISHO (SMN) - Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Danjire Axmed Macallin Fiqi Axmed, ayaa maanta oo Khamiis ah Caasimadda Muqdisho kaga guddoomay...

Somali Minister of Internal Security Meets with EU Delegation to Discuss Key Issues

MOGADISHU, Somalia - Somali Minister of Internal Security, Abdullahi Sheikh Ismail Fartaag, hosted an EU delegation led by Karin Johansson on the morning of...

U.S. Ambassador Presents Credentials to Somali Foreign Minister

MOGADISHU, Somalia - The newly appointed Ambassador of the United States of America to the Federal Republic of Somalia, Richard H. Riley, presented his...