Shabelle Media Network Logo

Radio Shabelle Live

Email: info@Shabellemedia.com

WARARKA

Boggan waxaa lagu daabacaa dhamaan wararkii ugu dambeeyey ee Soomaaliga

Sawirro: Madaale oo soo xiray tartanka Qur’aanka Kariimka ee gobolka Banaadir

MUQDISHO (SMN) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Magaalada Muqdisho Mudane Yuusuf Xuseen Jimcaale (Madaale) ayaa soo xiray tartanka Qur’aanka Kariimka ee bisha barakeysan...

Faah-faahino kasoo baxaya qarax lagu weeraray masaajid ku yaalla Baydhabo

BAYDHABO (SMN) - Warar kala duwan ayaa kasoo baxaya howlgal ay xalay ciidamada Koonfur Galbeed ka sameeyeen gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay.   Howlgalkan...

Puntland oo sheegtay inay kalsoonidii kala laabatay dowladda Soomaaliya

GAROOWE (SMN) - Maamul goboleedka Punland ayaa sheegay in uu kalsoonidi kala laabtay Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya, kadib tallaabadii baarlamaanka.   Puntland ayaa eedeyn culus...

Maxkamada Ciidamada oo xukuntay askar dhac ka gaysatay Muqdisho

MUQDISHO (SMN) - Dable Xoogga Axmed Cali Maxamed, Dable Xoogga Cabdiraxmaan Cabdullaahi Cismaan, Dable Xoogga Khaalid Maxamed Sheekh Muuse, Xasan Axmed Xuseen iyo Maxamuud...

Madaxweyne Xasan oo war kasoo saaray ansixinta wax ka beddelka dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ku bogaadiyey Guddoonka iyo Xildhibaannada Labada Aqal ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ansixinta...

Siyaasiyiin caan ah oo ka hortimid ansixinta wax ka beddelka dastuurka

MUQDISHO (SMN) - Ra'iisul wasaareyaashii hore ee dalka Xasan Cali Khayre, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa'rke iyo siyaasiga Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa ka horyimid wax...

Ra’iisul wasaare Xamza oo boggaadiyay tallaabadii BF Soomaaliya

MUQDISHO (SMN) -  Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa ku boggaadiyey Xildhibaannada labada Aqal ee Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya...

Baarlamaanka Soomaaliya oo ansixiyay wax ka beddelka dastuurka dalka + Sawirro

MUQDISHO (SMN) - Xildhibaanada labada Aqal ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa ansixiyey cutubyo kamid ah Dastuurka KMG ah ee Dalka.   254 mudane oo ka tirsan labada...

Fahad Yaasiin oo ka digay meel-marinta wax ka badalka Dastuurka

?????-????? ????? Waxaan la wadaagayaa dhamaan umadda Soomaaliyeed hadal taariikhi ah oo xiriir la leh mustaqbalka dalka, waana shirqoolkii ugu halista badnaa oo la fulinayo...

DF oo gudbisay warbixinta mashaariicda uu maalgeliyo Bangiga Adduunka

MUQDISHO (SMN) -  Xafiiska Hantidhowrka Guud ee JFS ayaa gudbiyey warbixinada Hantidhawrka ee mashaariicda uu maalgeliyo Bangiga Adduunka ee Dowladda Federaalka Soomaaliya.   Warbixinada Hantidhowrka ee...

WARAR KALE

Somalia and India discuss strengthening bilateral defence cooperation

MOGADISHU — Somalia's Defence Minister Ahmed Moallim Fiqi has held talks with a senior Indian delegation in Mogadishu on strengthening bilateral relations and expanding...

Somalia and China discuss cooperation on mineral exploration and geological mapping

MOGADISHU — Somalia and China have discussed ways to strengthen cooperation in geological surveys, mapping and the identification of mineral resources in Somalia using...

Somalia’s Supreme Court chief urges judges to uphold integrity and accountability

MOGADISHU — Somalia's Supreme Court chairman, Ibrahim Idle Suleiman, has urged judges and court employees to uphold professional integrity, administrative transparency and accountability as...