QM oo war kasoo saartay diyaaraddii u gacan gashay kooxda Al-Shabaab
NEW YORK (SMN) - Qaramada Midoobay ayaa xaqiijisay shilka diyaarad Helicopter ah oo u kireysneyd, isla markaana 'wadday daadgureyn caafimaad' taas oo ku dhacday...
Daawo: Banaanbax ballaaran oo ka billowday magaalada Muqdisho
MUQDISHO (SMN) - Dibadbax ballaaran oo ay soo qaban qaabisay dowladda Soomaaliya, ayna ka qayb-galayaan shacabka Soomaaliyeed ayaa haatan ka billowday magaalada Muqdisho.
Dibadbaxan oo...
Mahad Wehliye “DFS waa inay baarto diyaaradaha ku dhaca goobaha AS”
MUQDISHO (SMN) - Mahad Wehliye Raan oo ah falanqeeye amni ayaa ka hadlay diyaaradaha mar kasta ku dhaca deegaanada ay ka taliyaan Al-Shabaab, kadib...
Madaxweyne Xasan Sheekh oo wada-hadal la yeeshay Xoghayaha guud ee QM
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud AYAA khadka taleefanka kula xiriira Xoghaya Guud ee Qaramada Midoobey Mudane António Guterres,...
Gabar Oromo ah oo lagu gowracay magaalada Dhuusamareeb + Video
DHUUSAMAREEB (SMN) - Gabar Oromo Itoobiyan ah ayaa xalay nin maskaxda looga jiro ku gowracay magaaladda Dhuusamareeb, taasi oo naxdin ku reebtay shacabka caasimadda.
Meydka...
Diyaarad ay leedahay QM iyo shaqaalihii la socday oo u gacan galay Al-Shabaab
DHUUSAMAREEB (SMN) - Wararka naga soo gaaraya gobolka Galgaduud ayaa sheegaya in dayaarad ay Qaramada Midoobay leedahay oo ka soo duushay Beledweyne, kuna sii...
Sawirro: Ra’iisul wasaare Xamza oo kulan la yeeshay safiirka UK ee Soomaaliya
MUQDISHO (SMN) - Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamsa Cabdi Barre, ayaa xafiiskiisa ku qaabilay Danjiraha Dowladda UK u fadhiya Soomaaliya Mike...
Madaxweyne Xasan oo kormeeray taliska guud ee Ciidanka Xoogga + Sawirro
MUQDISHO (SMN) - Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kormeer ku tagay, taliska ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed , waxaana halkaas...
Xildhibaano ka tirsan BF Soomaaliya oo gudbiyay mooshin culus + Video
MUQDISHO (SMN) - Qaar kamid ah xildhibaanada baarlamaanka Soomaaliya oo maanta shir jaraa'id qabtay ayaa sheegay inay guddoonka sare u gudbiyeen mooshin ka dhan...
DF Soomaaliya oo ka jawaabtay banaan-bax ay dalbatay bulshada rayidka
MUQDISHO (SMN) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ka jawaabtay baaq ay soo jeediyeen ururrada bulshada, kaas oo ay ku dalbanayeen in maalinta Khamiista magaalada...















